Muxuu taraa Xayisiiska ganacsiga ?
Xiyisiiska ganacsigu waxa uu isku xiraa labo baahane oo kala ah midka haya iyo midka raadinaya. Waxay Ku raadineysa macaamiil hor leh (Marketing Promotion ).Waxay bilaysaa Bilicda ganacsiga sarena u qaadaysaa daqligaaga dhaqaale.
Keydmedia. Net, waa website Casri ah oo xooga saarta Taariikhda Soomaaliyeed:
Documentry.
Wareysiyo, Maqal iyo Muuqaal ah ee Shakhsiyaad taariikhada Soomaaliya Qeyb ka soo qaatay.
Reportaage Asbuuci ah.
Looxaad Aslan iyo Bostarro bilic wanaagsan.
Labadii Bilood ee ugu horysay, waxaa keydmedia Soo Booqday 260.000 kor bayna u socotaa.Waxaa Isha la raacdaa Grafka mar walba kor u sii kacaya.

Keydmedia waxaay ku Curinaysaa xayisiiiiis Casri ah. Ku xayaysiiso ganacsigaaga Keydmedia.net