Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Thursday 23 May 2013

R/wasaaraha oo ka hadlay mooshinkii lala laabtay

Muqdisho (KON) Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku uga noqday mooshinkii ka dhanka ahaa dawladda. Waxaa kaloo goluhu ka wada hadleen arrimaha federaalaynta dalka ee la xiriira Jubaland iyo wada xaajoodka Somaliland.

Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo doortay Guddoomiye

Baladweyne (KON) - Kulan Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan ay ku yeesheen Odoyaasha Dhaqanka Hiiraan ayay ku doorteen Guddoomiyihii Odoyaashaas Hoggaamin lahaa kadibmarkii Guddoomiyihii hore ee Golahaas Shan Bilood ka hor lagu Dilay Magaalada Beled Weeyne.

 1 2 3 >  Last »
back to top