Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Thursday 31 March 2011

Shabaab oo weerar ka geysatay Deegaanka Libooya kenya

NAIROBI(KEYDMEDIA) Sida uu saakay daabacay wargeysaka Daily Nation ee ka soo baxa magaalada Nairobi ee Caasimada kenya ciidamo ka tirsan kooxda shabaab ayaa shalay waxa ay weerar ka fuliyeen deegaanka Libooya kenya oo ku yaala xadka ay wadaagaan Soomaali iyo kenya.

Mahiga oo madaxda Dowlada uga yeeray Kenya

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Ergeyga QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Augostine Mahiga ayaa ugu baaqay madaxada dowlada in ay bisha soo socoto isugu tagaan magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya.

Wednesday 30 March 2011

Amisom oo shacab ku xasuuqday Muqdisho

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Ciidamada Amisom ee ku sugan Magalaada Muqdisho ayaa duqeyn ba’an waxa ay ka geesteen magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaano ku dhaw dhaw suuqa Bakaaraha.

Maamul hoostagaya Faransiiska oo Kenya looga Dhawaaqay

NAIROBI(KEYDMEDIA) Maamulkan oo la sheegay in loo dhisay Gobalada Jubooyinka ayaa waxaa hormuud looga dhigay Ex Prof. Max'ed Cabdi Gaandi oo dowlada Faransiiska ay u wakiilatay inuu danaheeda ka fuliyo gobaladaasi waxaana hirgalida arintaasi ay dowlada Faransa u hurtay dhaqaale Baaxad leh.

 1 2 3 >  Last »
back to top