Yaab: Roob Masas Ah oo Ku Soo Da’ay Iskuul Ku Yaalla Scotland
London (Keydmedia) - Ardayda iskuul ku yaalla Scotland ee carriga boqortooyada Ingiriiska ayaa ka yaacay garoonkii ay jimicsiga ku samaynayeen ka dib markii roob masas ahi ku soo da’ay.
KEYDMEDIA
London (Keydmedia) - Ardayda iskuul ku yaalla Scotland ee carriga boqortooyada Ingiriiska ayaa ka yaacay garoonkii ay jimicsiga ku samaynayeen ka dib markii roob masas ahi ku soo da’ay.
Keydmedia Sport) - Madaxweynaha xilligaan ee Fifa Sepp Blatter ayaa waxa uu yahay musharaxa kaliya ee u taagan xilka madaxtinimo ee FIFA kadib amrkii uu musharaxnimadiisii uu kalaaabtay Mohamed Bin Hammam.
MUQDISHO(KEYDMEDIA) Waxaa saakay waabarigii garoonka diyaaradaha Aada Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay dad soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga.
MUQDISHO(KEYDMEDIA) C.llaahi Daahir Barre oo ahaa xeer ilaaliyihii qaranka ayna golaha wasiirada dhawaan ku dhawaaqeen in xilka laga qaaday ayaa waxa uu sheegay in xil ka qaadistiisa ay tahay xaq daro.
MUQDISHO(KEYDMEDIA) Wasiiru-dowlaha madaxtooyada C.qaadir Macalin Nuur oo la hadlay warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada dowlada ay kala daadsanyihiin, isla markaana arintaasi ay sababtay fursad ay helaan shabaab.
KISMAAYO(KEYDMEDIA) Ciidamo kala taabacsan shabaab iyo Raaskanbooni ayaa saakay aroortii hore waxa ay ku dagaalameen deegaan ku yaala xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya oo lagu magacaabo Kulmiyow.
BOORAME(KEYDMEDIA) Magaalada Boorame ee gobalka Awdal ayaa la soo warinayaa in arday iskuul ay ka dhigtay dibad bax rabshada wata kadib markii la hakiyay imtixaan ay u fadhiyeen.