Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Wednesday 29 February 2012

Saraakiil Kenyaan iyo Soomaali ah oo lagu dilay Taabto

Kismaayo (Keydmedia) - Xooggag hubeysan oo afka soo duubtay ayaa maanta barqadii gudaha deegaanta Taabto ee gobbolka Jubbada Hoose ku dilay Sadex sargaal oo Kenyaan iyo Soomaali isugu jiray kuwaasoo la toogtay xili ay fadhiyeen meel biibita ah oo Taabto ku taallo.

Wafdi ka socda TFG-da oo Baydhabo gaaray

Kismaayo (Keydmedia) - War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Bay ayaa sheegaya in magaaladaasi uu dhawaan soo gaaray wafdi ballaaran oo ka socda dowladda TFG-da Soomaaliya, ayadoona amaanka magaalada Baydhabo aad loo adkeeyay.

Dagaal xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Keydmedia) - Dagaal u dhaxeeyey Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al Shabaab ayaa xalay ka dhacay Xeradadi hore ee Asluubta ee magaalada Muqdisho.

 1 2 3 >  Last »
back to top