Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Thursday 31 July 2014

Puntland oo ‘Xiriirka u jartay’ Dowladda Dhexe

Gaalkacyo (KON) - Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Caawa sheegay in Maamulkiisu uu Xiriirka u jaray Dowladda Dhexe, wuxuuna ugu baaqay Xildhibaanadda iyo Wasiiradda kasoo jeeda Deegaankaas iney 15 Maalmood gudahood Muqdisho uga soo baxaan

 1 2 3 >  Last »
back to top