Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Tuesday 31 March 2015

Baaq Beesha Xawaadle: Dowladda Soomaaliya waa inay maareyso qaabka Maamul qeybsiga Juba iyo ...

Muqdisho, (KON) - Kulan muddo seddex cisho ah uga soconayay Magaalada Muqdisho duqowda dhaqanka , siyaasiyiinta , aqoonyahanka , haweenka iyo dhalinyarada Beesha Cabdi Yuusuf oo ka mid ah Beelweynta Xawaadle ayaa waxa ay si kulul u dhaliileen qaabka awood qeybsiga golayaasha Wasiirada ee Maamulada KMG ah ee Juba iyo Koonfur galbeed Soomaaliya oo ay kala hogaaminayaan Axmed Islaan Madoobe iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan .

 1 2 3 >  Last »
back to top