Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Thursday 30 April 2015

Faylasuufkii Waddada!!

Cabdicasiis Maxamed Shidane Faarax waa wiil Soomaaliya, kuna dhashay Koofurta Soomaaliya. Wuxuu ku soo hana qaaday magaala madaxda Soomaaliya Muqdisho, halkaas oo uu ku soo gunaannaday waxbarashadiisa, ilaa heer Jaamacad.

 1 2 3 >  Last »
back to top