Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Monday 30 June 2014

Saturday 28 June 2014

Teaser Image Keydmedia Online: Ramadan Kariim

Keydmedia Online: Ramadan Kariim

Nairobi (KON) - Wadamada Islaamka ayaa Berri laga soomi doonaa hadii alle idmo, Keydmedia Online waxey u bishaareyneysa guud ahaan Umadda Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida.

Thursday 26 June 2014

Teaser Image ? Video: Xusuusta Xoriyada | 26. Jun

? Video: Xusuusta Xoriyada | 26. Jun

Keydmedia Online - Shucuubta Dowladaha Adduunka waxey leeyihiin maalmo la qadariyo oo uga tilmaaman maalmaha kale sida waqtiyada Xoriyada iyo waqtiyada kale ee Taariikha soo jireenka ah leh oo u leh xusuus iyo Taariikh u gooni ah oo ay ku weyneeyaan isla markaan ay u sameeyaan dabaal degyo iyo Xaflado looga sheekaynayo Qiimaha iyo Qadarinta ay u leedahay Ummadaasi.

Friday 20 June 2014

Teaser Image MICNAHA IYO QIIMAHA BISHA RAMADAAN

MICNAHA IYO QIIMAHA BISHA RAMADAAN

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Ramadan, waa bisha uu Rabbi (swt) ka doortay bilaha sanadka, markuu doonay inuu adoomihiisa usoo dajiyo, Kitaab u noqda Nuur ama Nal u iftiimiya jidka ay ku gaari lahaayeen Horumar Aduun iyo Guul Aakhiro labadaba.

Friday 16 May 2014

Teaser Image SYL - Sanadguuradii 71-aad | Daawo Video

SYL - Sanadguuradii 71-aad | Daawo Video

Keydmedia Online - Halgankii SYL xurmayn iyo qaddarin weyn buu ku leeyahay Gobonimada iyo Jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed, 15ka bisha May waa in la xuso Sannad walba si aan loo hilmaamin Dadaalkii iyo doorkii hufnaa oo Leegadu kasoo qaadatay Curinta Qaranimada Soomaaliyeed.

Sunday 27 April 2014

Teaser Image Ma ogtahay Waqtigu in uu Qaali yahay?

Ma ogtahay Waqtigu in uu Qaali yahay?

Axmed Cabdullahi, Keydmedia Online — Sanad baa dhamaaday, mid cusub baa bilawday! maxay kadhigantahay? Maxay nagu dhalin kartaa? Maxaanse ka faaiidaysan karraa? Waxaan wada ognahay inay nolsheenu tahay maalmo, usbuucyo, Bilo iyo Sanado laysku daray. Markasta oo ay maalini tagtana cimrigeeenii waxaa tagay qayb aan noosoo laaban doonin ilaa Maalinta Qiyaamada laga gaaro.

Thursday 03 April 2014

Teaser Image Qiso Qaaya Leh: Xikmada Beeralayda…

Qiso Qaaya Leh: Xikmada Beeralayda…

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Boqor baa Ubaxay tamashlayn iyo Hawa qaadasho, wuxuuna arkay Nin beer falaya, heesna qaadaya, aadna u faraxsan. Wuuna layaabay wuxuuna kuyiri "Waxaa kaa muuqda Farax iyo Himilo fiicane, beerta maadaa iska leh, wuxuuna ku jawaabay "May kiro ayaan ku shaqeeyaa!!"

 < 1 2 3 4 5 >  Last ›
back to top