Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Tuesday 15 May 2012

Dil Xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Keydmedia) - Dabley hubeysan oo aan haybtooda la ahayn ayaa Nin rayid ahaa waxa ay Xalay ku dileen degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, iyadoo dilka kaddib ay halkaasi gaareen Ciidamado ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

Monday 14 May 2012

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay K/Sudan

Nairobi (Keydmedia) - Wararka ka imaanaya Magaalada Jubba ee Koonfurta Dalka Sudan ayaa waxay sheegeen in halkaasi weerar Xalay lagu qaaday Guri ay deganaayeen Dhallinyaro Soomaali ah mid kamid ahna lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawacay.

Dagaal Khasaare Dhaliyay oo ka dhacay Degmada Badhaadhe ee G. Jubbada Hoose

Kismaayo (Keydmedia) - Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda KMG ah, kuwa Kenya, ee dhibaatada gobbolada koonfureed ka wada iyo Maleeshiyaadka kooxda Shabaabka ayaa xalay ka dhacay gudaha degmada Badhaadhe ee gobbolka Jubbada Hoose, ayadoona dagaalkaasi ay ka dhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Maraykanka oo tababaraya Ciidan ku biiraya AMISOM

KAKOLA (Keydmedia) - Waaxda Arrimasha Dibbada Wadanka Maraykanka ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay inay Ururka Midawga Africa u tababarayso Ciidamo dheeraad ah oo ku biira kuwa AMISOM ee ka howlgalaya Soomaaliya.

 <  1 2 3 4 5 >  Last »
back to top