Xeebta Marka oo markab dagaal lagu arkay
Muqdisho(Keydmedia) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee xarunta gobalka Sh.hoose ayaa sheegaya in xeebta Magaaladaas lagu arkay markab dagaal.
KEYDMEDIA
Muqdisho(Keydmedia) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee xarunta gobalka Sh.hoose ayaa sheegaya in xeebta Magaaladaas lagu arkay markab dagaal.
Muqdisho(Keydmedia) Xoogaga Ahlu-suna oo ka mid ah kooxa diimeedyada ka dagaalama gudaha Dalka ayaa afhayeenkooda waxa uu si kulul u weeraray Shiikha caanka ah ee Soomaaliyeed Cumar Faaruuq.
Muqdisho(keydmedia) Sarkaal sare oo ku tirsan ururka Midowga Yurub oo ka mid ah ururada daneeya arimaha Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in Dowlada Soomaaliya xiligan ifafaalaheeda uu muujinayo in ay fashilantay.
Dr. Ismail Malaas
Dadka Soomaaliyeed waa dad wada siyaasiyiin ah, wax mashquuliya ma leh waxay ku nool yihiin qaran dumay, tan muufad dubta, midda shaaha karisa, kan macdaarka dhex fadhiya, ganacsatada yar yar, kuwa waaweyn, fadhi ku dirireyda dhamaan dadku siyaasad ayeey ku sheekeynayaan, ka hadlayaan..
Muqdisho (keydmedia) Dibad baxa ayaa ka dhacay deegaanada loo barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho waxaana soo abaabulay arday Iskuuleey si weyn uga carootay talaabadii ay muwaadiniin maraykan ah 12-kii bishan ku jeexjeexeen kuna gubeen nuqulo ka mid kutubka qur'aanka kariimka.
Muqdisho(Keydmedia) Waxaa barqanimadii maanta gudaha Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay R.wasaaraha xukuumadda KMG ah Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali.
Golaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada midoobay ayaa lagu wadaa in ay baaritaano ku sameeyaan xad gudubyada bina’aadanimada ka dhanka ah ee ka dhacaya wadamo ay Soomaliya ka mid tahay.