Dagaal la isu adeegsaday hub culus oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho(Keydmedia) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay dagaal culus oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
KEYDMEDIA
Muqdisho(Keydmedia) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay dagaal culus oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Cabdiraxiin Hilowle Galayr - Waxaa Caalamka oo dhan dadku jecel yihiin isbedelka, hadaba isbedelka ayaa dadka noloshooda saamayn weyn ku yeeshaa tusaale ahaan waxaad arkaysaa inuu qofku jecelyahay inuu bedelo waxyaabo badan oo noloshiisa muhiim u ahaa awal hore marka uu helo wax kale oo uga sii muhiimsan una geli kara booskii awal waxuu haystay.
Kismaayo (Keydmedia) - War deg deg ah oo goordhaweyd naga soo gaaray deegaanka Ceel-cade ee gobbolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamada TFG-da iyo kuwa Kenyaatigu ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Ceel-cade ee gobbolka Gedo kaasoo ay horay ugu arimin jireen kooxda Shabaabka.
Kismaayo (Keydmedia) - Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ee duulaanka cad ku sooqaaday dalka Soomaaliya ayaa duqeyn aad u daran ka geystay deegaanka Kudhaa ee Gobbolka Jubbada Hoose ayadoona ay duqeyntaasi ay waxyeelo badan ka soo gaartay dad rayid ah oo deegaankaasi ku nool kuwaasoo aan waxbo galabsanin.
Kadib markii looga itaal roonaaday Xildhibaanada taageersan Sharif Xasan afartii wareeg ee feerka ahaa ee ay la galeen Xildhibaanada kasoo horjeeda ayaa waxaa lasoo sheegayaa in Shariif Xasan Sh. Aadan iyo taageerayaashiisu ay hubaynayaan maleeshiyaad ay isku heyb yihiin si ay u ugaarsadaan Xildhibaanadii feerka uga saaray xarunta Baarlamaanka isla markaana xilka ka qaaday Sharif Xasan.
Gaalkacyo (Keydmedia) - Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maantay lagu qabtay dibad bax looga soo horjeedo burcad badeeda.
Nairobi (Keydmedia) - Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay heleen warar sheegaya in urur waynaha Al-Qaacida oo kaashanaya Alshabaab uu qorshaynayo weeraro lagu qaado magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.