Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Wednesday 16 May 2012

Dagaal ka Dhacay Gudaha Garbahaarey

Kismaayo (Keydmedia) - Dagaal dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho dhaawac ayaa xalaya habeenimadii ka dhacay gudaha magaalada Garbahaarey ee xarunta gobbolka Gedo kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada TFG-da, Ahlu sunna iyo Maleeshiyaadka Shabaabka.

Tuesday 15 May 2012

Midowga Yurub oo Soomaaliya weeraray!

Muqdisho (Keydmedia) - Ciidamada Badda Midowga Yurub ee la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaaliya ayaa sheegay in Maanta oo Talaado ah markii ugu horeysay ay fuliyeen Weerar dhinaca Barriga ah,kaasi oo ka dhacay Degmadda Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Safaarad Dadkeedii Gadatay! Xogta KM

Keydmedia Investigate - Waa arrin la yaab leh oo cid waliba ka fajicisay. Ereyada la yiraahdo Amakaag/Shqaraar way kasii xanuun badan yihiin Ereyga kale ee la yiraahdo la yaab/fajac, tanoo kalena weli Keydmedia.net masoo marin. Waxaa la dhihi karaa waa Dhacdo-Taariikheed ah oo aan hore usoo marin Bulshada Caalamka. Bal waa tane nala Qaybsada!!!

Dagaal xoogan oo ka dhacay Hargeysa

HARGEYSA (Keydmedia) - Magaalada Hargeysa ee Xaruunta Maamulka Somaliland ayaa Dagaal sababay Khasaaro isagu jira Dhimasho iyo Dhaawac ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo dadka deegeenka.

 <  1 2 3 4 >  Last »
back to top