Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Maxaa hortaagan howlgalada Ciidanka TFG?

Haji Seeko (Keydmedia) - Waxaan la soconaa in Ciidamada dowlada KMG ah ay mudadii la soo dhaafay wadeen howl galo ujeedadooda ay tahay in lagu Wiiqo awooda Al-Shabaab, waxaana howl galadu ay ahaayeen kuwa meela kale duwan ka socda, laakiin kadib heshiiskii Kampala oo ay dad badan rumeysan yihiin inuu ahaa dabinkii maxbiyad galinta Soomaaliya waxaa aad u yaraaday Dhaqaaqa Ciidanka.

Runtu waa Qanaacada Qofka! - Sheeko

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Arday baa soo xaadiray Muxadaradii Maadada Xisabta, wuxuuna fariistay Fasalka meesha udanbaysa, wuuna seexday. Muxadaradii markay dhamaatayna wuxuu kutoosay Buuqii Ardaydii baxaysay, wuxuu fiiriyay Saburadii, wuxuuna arkay Macalinkii inuu kuqoray 2 Su´aalood, si dhakhsa ah buuna ugu Qortay Buugiisii wuuna sii baxay.

Talafi oo Muslimiinta Nabiga S.C.W Xusta ku tilmaamay Gaalo!

Axmednuur Cabdulaahi Cali - Iyadoo intabadan Muslimiinta Caalamka ay u dabaaldagayaan Maalinta Qiimaha weyn ugu fadhiso ee Mowliidka Rasuulka S.C.W ayaa hadana waxaa soo baxayo Dad culumo sheeganayo oo ay dhibeyso weyneynta iyo kor u qaadista Xabiibkeena Muxamed ah S.C.W.

Dhibaato hor leh & Kala Boobka Dhulka

Avv.Xussein Diiriye Afrax - Inta la hubo Waddanka Soomaaliya waxa uu leeyahay 8. 200. 000 Hektar oo ku habboon beerista dalagga kala duwan, intaas waxaa u dheer xeeb badeed dhirirkeeda kor u dhaafay 3000 KM oo ay ka buuxaan kalluun nooc waliba leh.

Feynuustii Fanka Soomaaliyeed ma damtay?

DAAWO VIDEO CUSUB (Keydmedia) - Daawade Feynuustii Fanka Soomaaliyeed ma damtay? Waxey Keydmedia.net wareysi xiisa badan la yeelatay Fanaankii weynaa ee Fanka Soomaaliyeed Abwaan Siciid Xarawo.

UN-ka Dib ha usoo Celiyo Barakacayaasha Soomaaliyeed! - Keydmedia Report

By Prof. Mohamoud Iman Adan- Keydmedia - Virginia, USA - Saddex meelood meel kamid ah Shacbiga Soomaaliyeed waa cadh iyo Barakaceyaal ku nool ciirsiga UN-ka iyo sacab hoorsiga Hay’adaha Caalamiga ah. Cid kasta halala kaashado, hase yeeshee UN-ku waa inuu Barakacayaasha iyo Qaxootiga dhulna ka qaxay dib Dalka ugu soo celiyo oo la dajiyo deegaannada inta Al-Shabaab laga xoreeyey oo hadda nabaddu ka jirto oo dib loo degi karo.

SYL - Madaxdii Qaranka Soomaaliyeed

DAAWO VIDEO CUSUB (Keydmedia) - Filimkan oo ka kooban dhawr Qeybood isla markaana qeybtiisan ay tahay 15 Daqiiqo ayaa waxaad ku arki doontaa muuqaalo aan abid lagu bandhigin Warbaahinta kuwaasoo muujinaya howshii SYL iyo dadaalkii xornimo doonka.

 1 2 3 >  Last »
back to top