Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Qaabka ugu Sahlan ee lagu Asaaso Maamul Goboleed, Maamul Goboleedkaaga!

Keydmedia Online - Reerkaaga maamul la’aan ma yahay? Beeshiini ma ballaarantahay? Bad iyo webi ama leedahay? Balag iyo bandiiro la’aani ma jirtaa? Haddii ay Jawaabta Su’aalaha kore ama mid ka mid ah ay “Haa” tahay waxaan kuugu bishaaraynayaa in Qoraalkan aad si wacan ugu liibaani doontid.

Habsanku Yuusan Kala Harin!

Bashiir M. Xersi - Sanadkii tagay ayaan qoray qormo ahayd: “Haraadigu yuusan kala harin!” in kasta oo dadka qaar dhibsadeen erayga “HARAADI” sidii inuu magac beel noqday oo kale, ama ay tahay in adeegsiga erayga afka looga idin qaato, waanse loo joojinayne, maanta aan meel kale ka abbaaro waa iska xaal adduun, oo waa harka labadiise gelline.

Shirka Baydhabo & Shirqoolka Madaxtooyada

Keydmedia Online - Wafdi balaaran oo ka socda Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa Shalay oo Sabti ah gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, halkaas oo la fidiyay Gogol loogu sameynayo Maamul Gobolada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Saacid oo ay Damjadiid ka Taqalustay!

Keydmedia Online - Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah 02 December 2013, Maalintii Sadexaad ka doodayay Mooshiin qaar ka mid ah Xildhibaanada ay ka soo gudbiyeen Xukuumadda RW Cabdi Faarax Shirdoon.

 < 1 2 3 4 5 >  Last ›
back to top