Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Shirkada SKA oo la wareegi doonta Dekadda Muqdisho

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo ku dhodhow madaxtooyada ayaa waxa ay sheegayaan in maalmaha soo socda la bedeli doono maareeyaha dekedda muqdisho oo lagu magacaabo Xasan Maxamed Cali, laguna bedeli doono nin ganacsade ah, ee ka mid ahaa ganacsatadii gacanta ku haysay dekedda macmalka ah ee Ceel-Macaan, oo la yiraahdo Sayid Cali Macallin Cabdi ahna nin ay aad isugu dhow yihiin Abuubakar Cumar Caddaan, Eenow iyo Khadiijo Cosoble.

Dhibaatooyinka lagala kulmo Maandooriyaha QAADKA!!

Bulsho kasta oo meel kuwad nool waxay leedahay waxyaabo lagu xasuusto oo markii la damco in laga taariikheeyo ay muhim tahay in la xuso waxyaabahaasi, qeyb ka mida bulsho weynta Soomaaliyeed waxaa ay caan ku yihiin ka ganacsiga iyo dhoofinta qaadka, cunistiisa iyo waiba in la gaarsiiyo meelo badan oo kamida caalamka.

XORIYADDA SAXAAFADDA IYO MARXUUM CABDULLAAHI CIISE MAXAMUUD (QEYBTI 5-AAD)

Dr. Ismail Malaas
Qoraaga, kan idaacadaha la maqlo iyo kuwa leyska arkaba ka shaqeeya xuquuqdiisa waa in la kafaala qaado, oo ururadaan jagooyinka ku diriraya ay u halgamaan xuquuqdooda, xittaa hadii ay kala mabaadii iyo kala axsaab yihiin, sidoo kalena waa fanaanka iyo kaatibka, (The writer) sababtoo ah in laga hortago halista xirfadahan ka soo gaari karta awoodda (Il potere) ama maalqabeenada. Waxaa wehliya intaas halisha baaritaanka wararka ha noqoto mid dabiici ah, mid bulshadeed ama qadar iyo iraado Eebbe ah.

MARXUUMAD BANAAZIR BU’UUTU MAXAY KA TIRI JIHAADKA IYO ARGAGIXISKA?

Dr. Ismail Malaas
Aad iyo aad ayeey ii xanuunjisay murug iyo carana iigu ridday argagixisada ka dhalatay Soomaaliya iyo gaangiska sheeganaya in ay khubaro ku yihiin diinta Islaamka , dunida oo dhanna ay jihad ku qaadayaan si ay u faafiyaan diinta xaniifka ah ee Islaamka dunida oo dhan, ayna dunida oo dhan ka dhigi doonaan “Khilaafad Islaami ah”, fikradaasu waxay la mid tahay fikradii hooga iyo halaaga wadatay ee Adlof Hitler-kii Jarmalka, qoreyna buug uu ugu magac daray “Halgankeygii” isagoo sheegay in dunida siiba qaaradda Yurub aanay jiri doonin isirka Jarmalka mooyaane .

HIIRAAN HA DILINA SHARAFTEEDII IYO TAARIIKHDEEDII WADANINNIMO

Dr Ismaaciil Malas
Waa markii ugu horeysay waayahan damboo dhan aan ficilo jufannimo aanay jufooyin Soomaaliyeed ka muuqan, ama ka maqal u hiilinteeda waayahan danbe ee dhaw markii aan idaacadaha VOA iyo BBC ay 22-kii August 2010 ay sii daayeen codka Max’ud Cabdi Gaab oo isku magacaabay madaxweynaha maamul gobaleed loo baxshay Hiiraan State.

Qorshaha Gaandi Ee Amuume & Haragdaamooyinka Horyaala

(wadanka.com) Tan intii Ciidamada lagu uruuriyay degaanka Amuume, ay dhameysteen tababaradii loogu talo galay isla markaasna la diyaariyay saadkoodii & sahaydii ay ku dagaal geli lahaayeen, iyadoo sidoo kale la dhisay maamuladii degaanada Jubooyinka hagi lahaa, sida Gudoomiyeyaashii degmooyinka, Taliyeyaal ciidan, aqoonyahano, ururo bulsho rayid iyo waliba xubno ka kooban gole gurti odayaal oo tiradoodu tahay 69 xubnood.

Shalay Hotel Shaamow maantana Muno + (Daawo Video)

Taariikhda waa silsilad isbada joog ah, diiwaan galisana dhacdooyinka waayaha iyo sida waqtiga ay u saameeyaan, Soomaaliya 20-sano waxa ay ku soo jirtay bur bur iyo dagaalo taasina waxay sababtay in liiska hore ay ka gasho Dalalka loogu yeero kuwa fashilmay.

Macnaha iyo qiimaha bisha Ramadaan… (QEYBTA 3-AAD)

(Fadlan Aqriso Qeybta 1-AAD iyo 2-AAD)
Bisha Ramadaan waa bil dadka Muslimiinta ah u leh qiimo aad ubalaaran, oo uu Rabbi ugu tala galay inay kasbadaan Ajar iyo xasanaad aad ufara badan. Iyagoo maalintii soomaya, habeenkiina tukanaya, ducaysanaya, Qur´aankana akhrinaya.

« First  <  27 28 29 30 31 >  Last »
back to top