Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Ahmiyada wax Akhriska!

W/D: Farhan Hussein Elmi. (Sultan) - Waxaa jirta xikmad oranaysa Akhriyaha Maanta waa Hogaamiyaha beri. Wax Akhrinta waxaa lagu tiriyaa in ay tahay hab kamid ah hababka ugu fiican ee Insaanku ku kasbado wax badan oo kamid ah Aqoonta Culuunta iyo fikradaha.

Furayaasha Guusha Qoyska Wanaagsan

Dr. Axmed Cabdullahi (Keydmedia Online) - Waxaa Sanadahan danbe aad kor ugu kacay xaaladaha furitaanka, burburka Qoyska iyo dayacanka Ubadka, hadaba Qoraalkaan ka Aqriso Furayaasha Guusha Qoyska wanaagsan.

Biladda Hormuudyada Xadgudubka 2013

Keydmedia Online — Dunida Sanad walba waxaa laga bixiyaa abaalmarino kale duwan, kuwaasoo qiimeyntooda lagu salgooyo dhinaca Horumarka iyo Wanaaga, waxaadna maqashay Sanadkan abaalmarinta Nabadda, Maamul Wanaagsa, qorida Buug xigmad ku dheehantahay, uheelanaanta badbaadinta Buldhada iyo u Dagaalanka Xuquuqda Bini'aadamka.

Sandkaan intee Soomaali ah baa lagu dilay Koonfur Afrika? Warbixin & Tirakoob

Omar Kiyow & Cabdinaasir Saxansaxo - Illaa 80 Soomaali ah ayaa Sannadkani lagu diley Dalka Koonfur Afrika sida ay muujinayaan tirakoobyo lagu kalsoonyahay, iyada oo ay dhaceen gaboodfalo kale oo Boqolaal ah sida Boob iyo Dhac loo geystey Ganacsiyadda Soomaalida, waxaa Johannesburg kasoo waramaya Omar Kiyow & Cabdinaasir Saxansaxo.

Waa Wareeeeeeey!!!

Xaashi Yaasiin Cismaan - Bisinka! Bisinka! Aniga laftigaygaaba Cinwaanka Maqaalka ku naxay oo dhinacyada dhugtay. Ma Anigaa waa warey iri mise cid kale? Tolow ma riyaa? Mise waa run? Runta u badi!

Kalsooni mise Kadsoomid?!

Bashiir M. Xersi - Kalsooni! Oo maxay ahayd? Shukaansi baradkaagii dib xasuuso, eraygu dhadhan caynkee ah ayuu kula lahaa? Ka yaalay, yaanan foodle iyo dhoocilnimo kuu celine, haddaad guursatay gurina kuu dhisan yahay (QOYS), qiimo intee la eg ayuu eraygaa kula leeyahay?

Qosolka Dhurwaaga Ragba Run U Qaatay

Dr. Saciid Ciise Maxamud - Soomaaliya waxey gashay Xaalad halis badan. Isbedelkii la rumeysnaa inuu dalka u horseedayo Mustaqbal wanaagsan wuxuu noqday mid dhicisoobey. Waxaa abuurantay Koox yar oo kelitalisa oo Madaxtooyada taladeeda ay la rogmatey.

 < 1 2 3 4 >  Last ›
back to top