Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Kursiga Anna waan rabaa, kiish Lacag ahna waan sitaa!

Salma Abdikarim (Keydmedia) - Mas’uul kasta oo Dalka Madax ka noqon kara waa inuu soo maraa shaandho kala reebta gufarka iyo miirta oo mushaarrax kasta miisaanka kahor inta aan laysugu iman sayladda codbixinta. Waa riyo beenaad in tartamuhu isku maaweeliyo xeelado badan oo hadda la adeegsado, sida: "Anna waan rabaa, kiish Lacag ahna waan sitaa".

Sirta Raadinta Raaxada Nafta

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Nin taajir ah ayaa Wiilkiisii u diray inuu soobarto Sirta raaxada Nafta/ xasiloonida, wuxuuna u diray Ninka Dadka ugu kasmada iyo xikmada badnaa.

Ethiopia & AMISOM oo ku daagalamay Somali

Dr. Ali. A. Hirabe - Al Shabaab oo ah urur guracan oo aan laheeyn ujeedo ama aragti somalinimo waxaa uu ku jiraa xaraarug arinka waxaa uu maraayaa ri gowracan geedo kama waabato,diinta islaamka ee Sharafta badneeyd sawirka aay ka bixiyeen waxaa uu noqday mid caalamka islaamka uu ka naxo kana biyo diido.

Madax Qalaad mase Madax Qaran?!

Bashir M. Hersi - Dadka dunidan dulsaaran waxaa lagu kala soocaa af iyo addin, micnaha waxaa lagu kala saaraa dhawaq iyo dhudhun, haddaan si kale u dhaho, waxaa lagu kala duwaa dibna hadal iyo duud heeryo, dabcan, deegaan dayran iyo dabeecad duummanna ha daleel marin, xeer beegti, xukun dhigan, xeyndaab xiran iyo xuduud xeeranna xaf ha uga gudbin.

Xagee Nooga timid Xagjirnimada Gaartay Ismiidaaminta? Xalkuse muxuuyahay?

Axmednuur Cabdulaahi Cali - Waa marag ma doonto in dhagaheynu ay dhibsadeen maqalka erayga ismiidaamin maxaa yeelay waxaa kuu sawirmiya ruux isqarxiyay, hilbo dad oo dhulka waran, dhiig qulqulaya, meyd kursi ku qalalay, dhaawac xanuun la taahaya, dad shoogsan iyo ugudambeyn olol iyo uuro isqabsaday.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Avv. Xussein Diiriye Afrax - Geerida iyo Gabood falka dhacay maalintii Affarta April 2012 waxay ka mid tahay arrimaha ugu waa weyn ay argagixida ka fuliyeen geyiga Soomaaliya.

 <  1 2 3 4 >  Last »
back to top