Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Monday 26 March 2012 | KON

Video: Yoweri Museveni oo la kulmay General Caydiid iyo Madaxdii SNA // 1992 // Daawo

DAAWO VIDEO CUSUB - Film-Documentary-gaan Qaaliga ah oo kamid ah Barnaamijka "Keydmedia History Clips" Waxaa loola jeedaa in wax laga barto Taariikhda Soomaaliya.

Teaser Image Video: Yoweri Museveni oo la kulmay General Caydiid iyo Madaxdii SNA // 1992 // Daawo

Badanaa Dadku waxey isla dhexmaraan Warar aan sugneyn iyo Dhacdooyin aan Jiritaankooda la xaqiijin karin oo inta badan ku dhamaada kutiri-kuteen sidaas bey Aheyd, sidaas baan maqlay, sidaas baa la yiri iyo Anaa joogay ee saas ma aheyn. Kadibnah Qofwalba wuxuu u fasirtaa Sida asagu uu jecelyahay, asagoo ku faanaya "Xaqiiqadu waa sida aan Anigu wax u arko".

Hadaba Taariikhdu Adigaa ku nool ee ayadu kuguma noola. Adiga ayaa waxaa u baahantahay in aad ogaatit Shalay maxaa dhacay, si aad Waaya'arag u noqotit oo Maantay aadan ku dhicin Qaladaadkii Shalay la galay. Mustaqbalkanah aad dhabe wanaagsan raacdid. 

Filimkaan waxaad ka Daawaneysaan Kulan Muqdisho ku dhexmaray General Maxamad Faarax Caydiid, Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo Booqasho ku yimid Soomaaliya iyo Special Representative-ka Unka Amb. Sahnoun. 

Waxaa kaloo Filimkaan ka arkeysaan Wafdigii balaarnaa oo la socday Museveni iyo Madaxdii SNA sida: Duuliye Sare Cabdi Cusmaan,  Cabdikarim Axmed Cali. 

Wadahadalkii siduu u dhacay asagoo dhameystiran, faafreebnah lagu sameen Daawo, Dhageyso oo Dhuux!

Share this page

More Article

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top