Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Friday 27 July 2012 | KON

Keydmedia Exclusive: Gen. M. F. Caydiid oo Gen. M. Siyaad Barre Dalka ka Saaray - Video

DAAWO VIDEO CUSUB - (Keydmedia Online Exclusive) - 24 Bishii Afaraad ayaa Ciimadadii Siyaad Barre weerar ey so qaadeen waxey ku yimaadeen degmada Daafeed oo u jirtay 60 KM Magaala-Madaxda Muqdisho ayagoo ujeedadoodu aheyd in ey Dib u qabsadaan Caasimada, kuna soo celiyaan Xukunka Regiimkii Maxamad Siyaad Barre.

Teaser Image Keydmedia Exclusive: Gen. M. F. Caydiid oo Gen. M. Siyaad Barre Dalka ka Saaray - Video

Ciidamada USC oo uu Hogaaminaayo General Maxamad Faarax Caydiid ayaa dib u Caabiyay Ciidamadii Maxamed Siyaad Barre sababaynah in uu Maxamad Siyaad Barre Dalka iskaga cararo. 

Keydmedia Online waxey idiin soo Bandhigeysaa (Exclusive) Goobtii ugu dambeeysay oo laga saaro Maxamad Siyaad Barre iyo Ciidamadiisi. 

Daawo Hoygii uu Buurdhuubo ka daganaa intuusan ka Dalka ka Qaxin!

Keydmedia Online - Xafiiska London



Villa Soomaaliya Sanadkii 1991


Share this page

More Article

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top