Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Sunday 21 June 2015 | KON

Ogeysiis iyo wargelin

KEYDMEDIA ONLINE — Macaamiisha, aqristayaasha iyo taageerayaasha bogga Keydmedia, waxaa lagu wargelinayaa in boggu hawada ka maqnaa doono intii muddo ah.

Teaser Image Ogeysiis iyo wargelin

Anaga oo og muhimadda iyo ahmiyadda uu idiin leeyahay hadaa tihiin aqristayaasha bogga Keydmedia Online, waxaan idinla socodsiinaynaa in aan hawada uga maqnaan doonno cillado farsamo iyo dib u habayn, oo lagu samayn doono bogga Keydmedia.

Waxaan idinkaga cudurdaaranayaa inaad weyndoontaan in muddo ah, wararkii hubbanaa, dhacdooyinkii xaqiiqada ahaa, muuqaalladii taarikhiga ahaa, sawirradii keydka iyo dhaxalka ahaa iyo faallooyinkii, falanqaynnadii iyo qormooyinkii toolmoonaa, oo ay qori jireen qorayaal aqoon durugsan, aragti fog iyo eray miisaan u saaxiibka ahaa.

Inta aan hawada dib ugu soo laabanaynno, waxaan idiin kaga tagaynaa, nabadgelyo, soon suubban iyo ciid wanaagsan. 

Wixii Fariin ah, waa sideedi, una isticmaal emailka: .(JavaScript must be enabled to view this email address) - Qoraaladdi Keydmedia Online ugu horeeyay, uguna dambeeyay waxaad ka heleysa qeybya keydka (Artchive). Barnaamijyaddii Dhacda Ugub ah, Soomaalida Maanta & dokumantaaryadii taariikhiga ahaa, dhacdooyinkii maqal & muuqaalka ahaa waxaad ka heleysa Youtube-ka Keydmedia Online

Shan Sano Keydmedia Online, Mahadsanidiin.

Maamulka bogga Keydmedia

Share this page

More Article

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top