► Video: Cali Mahdi Maxamed - Khudbadii Ugu Horeysay Uguna Dambesay
Daawo Video Cusub | Keydmedia Online Exclusive (KON) - Videoyahaan Documentryga ah waxaan kasoo qaadanay dhowr Eray oo soo koobaya Nuxurka Khudbada Cali Mahdi Maxamed oo ay Kooxda Manisfesto u Magacaawdeen Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya.
Goobta uu Cali Mahdi Maxamed Khudbada ka jeedinayo waa Golaha Shacabka oo aad Quruxdiisa halkaan ka dheehan kartaan, kadibnah ay Burburiyeen Ciidamadii Pakistaanka oo ay UNISOM horkacayeen, Hogaamiye Kooxeedyadii, Ciidamadii Itoobiyaanka iyo Kooxda Shabaab. Kuligood Qeyb bey ka ahaayeen Burburka loo geestay Guud ahaan Hantida Qaranka gaar ahaan Goloha Shacabka.
Cali Mahdi ayaa yiri: "Waxaan ku faraxsanahay inaan idinkala soo Qeybgalo kal-fadhiga Golaha dhexe ee Ururka USC, Waxaa kaloo Farax ii ah Howlihii aad soo qabateen iyo Guulihii ay kusoo dhamaadeen"
"Ururkaan USC wuxuu ahaa mid u dhashay Shacabka Soomaaliyeed markii ay u dulqaadan waayeen Xukunkii kaligi taliska ahaa ee Rajiimkii Maxamad Siyaad Barre, wuxuu ahaa Xukun Cadaalad Daro u horseeday Ummada Soomaaliyeed"
Top Secret: Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay! - Daawo Documentary Film
Erayadaan waxey kamid yihiin Erayada Furitaanka Khudbada Cali Mahdi Maxamed, waxaase Video-haan ka heli doontaa hadalo Murtiyeedkii lagu yiqiinay Madaxweyne Cali Mahdi.
Isku fiiri Goloha Shacabka Shalay iyo Golaha Shacabka Maantay.
Daawasho Wacan:- Keydmedia Online - http://www.keydmedia.net
Share this page
More Article
- Dowladda: Waa inay Qaladaadkeeda Saxdaa!
- Qorshaha Dowladdu waa mid danta Shacabku ku dhan tahay
- Cudurka Macaanka & Halistiisa!
- SIYAASIYIINTA reer Puntland oo Qatar ku ah Himilooyinka Umadda Soomaaliyeed
- Live Blogging: Dagaalka Kismaayo // Barakac
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.