KEYDMEDIA - Maqaallo
    <dc:language>so</dc:language>
    <dc:creator>KEYDMEDIA</dc:creator>
Safaarad Dadkeedii Gadatay! Xogta KM
      <description>Keydmedia Investigate - Waa arrin la yaab leh oo cid waliba ka fajicisay. Ereyada la yiraahdo Amakaag/Shqaraar way kasii xanuun badan yihiin Ereyga kale ee la yiraahdo la yaab/fajac, tanoo kalena weli Keydmedia.net masoo marin. Waxaa la dhihi karaa waa Dhacdo-Taariikheed ah oo aan hore usoo marin Bulshada Caalamka. Bal waa tane nala Qaybsada!!!</description>
Duubabka Puntland Muqdisho Double Moral!
      <description>Dr.Ali. A. Hirabe - Waxaan Ilaahey uu nagu wargeliyay in diinta ilaah aanan lagu dhaafsiisan wax yar oo aduunka kugu kaafiyo,balse Suurada An-naxl aayada 94 aad ayaa dhaheeysa : ha ku gadanina balanka ama cahdiga ilaah qiimo yar Ilaah waxaa agtiisa ah ayaa idiin qeeyr roon haddii dadow aad wax ogtihiin.</description>
Sergente Mahiga iyo Dastuur ku sheegiisa waa Fashilmeen!
      <description>Keydmedia - Meelmarinta Dastuurku waxay lamid tahay arrintii: Dhurwaaga, hasha iyo nirigta dhexmarta. Intuu hashii naasha ka jaray, nigigtiina bushimaha ka jaray buu haddana isu xoodaamiyey inay is-nuugaan. Waxaa ka hartay maahmaahdan ah: "Maxay ku nuugtaa ama ka nuugtaa."</description>
Jen. Dhagabadan: C/weli Gaas waa Professor Qabyaalada ku Qalinjabiyay!
      <description>Muqdisho (Keydmedia) - Ra'isal Wasaraha Dowladda KMG  C/wali M. Cali Gaas oo waayahaan danbe labistay Jubadda Kaaba Qabiilka, Khilaafkiisanah Qabiiliga ah si bareer ah banaanka ula yimid ayaa faragalin ku sameeyay Oday dhaqameedyada Soomaaliyeed oo uu kuwana xushay si ay ugu codeyaan kuwana Liiska ka saaray.</description>
Daawo Video: “Dad Leegada kamid ahaa ayaa dhinaca kale la shaqeynaayay”!
      <description>DAAWO VIDEO - Shiikh Cusmaan Cali Xasan "Farey" oo ahaa Xubin Golaha Ururka SYL ahaana Xisaabiyaha Ururkaas ee Xaruntiisa aheyd Magaalada Muqdisho. Shiikh Cusmaan waxaa Wareysiga si Wadajir ah ula yeehsay Cali Saciid Xasan iyo Dr. Bashir Muuse Xasan.</description>
Dowlada Turkiga “Ma jirto Dan gaar ah oo aan ka leenahay Dalka Soomaaliya”
      <description>Ankara (Keydmedia) -  Dawlada Turkiga ayaa ka hadashay danaha Siyaasadeed iyo ujeedooyinka ay ka leedahay Dalka Soomaaliya oo ay mudooyinkan dambe taageero siyaasadeed iyo hawlo samafal ah ka waday Dalka Soomaaliya, kuwaasoo ay ku maal-gelisay lacag qadarkeeda lagu sheegay 365 Milyan oo Dollar.</description>
Wax Soo Saarka Beeraha Gobbolka Jubbada Hoose Iyo Socdaalka Keydmedia - Daawo
      <description>Kismaayo (Keydmedia) - Gobbolka Jubbada Hoose waxaa uu kamid yahay Gobbolada ugu wax soo saarka badan ee Dalka waxaana Sanadihii la soo dhaafay Gobbolka ka soconaayay kobac ballaaran oo dhanka wax soo saarka beeraha.</description>
Dowlad ku sheegu, mey ku daydaan Tarsan!!
      <description>Amina Cabdi (Keydmedia) - Todobadii sano ee la soo dhaafay waxaa soo maray Gobalka Banaadir maamulo kale duwan kuwaasoo mid walba uu xili soo talinyay, lix sano oo xiriir ah maamuladii soo maray gobalka banaadir awoodooda waxay dhaafi weysay HALA JARO CALI GAROOBYADA.</description>
Marxaladda Kala Guurka Ah Iyo Madaxda Mustaqbalka - Qeybta 1-aad
      <description>Bashir M. Hersi - Waxaa maalmahan loo wada xusul duubayaa ama xawli loogu jiraa, sidii loo soo xuli lahaa gudiyada marxaladda kala guurka ah, si ay u qabtaan hawlo badan oo aad u adag, labo ayaase ugu muhimsan gudiyadan, kalana ah: Ansixinta Dastuurka qabyo qoraalka ah iyo soo Xulidda Xildhibaanada.</description>
Turkiga waxa uu horseeday in Dowlado badan ay caawiyaan Soomaaliya - Daawo Isbadalka!
      <description>ISTANBUL (Keydmedia) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga, Nur Sheikh Hamud Mursal, ayaa amaanay Dadaalka iyo kaalinta ay Dowladda Turkiga iyo Shacabkeeda ka qaateen samata bixinta iyo wax u qabashada Dadka ay Abaarta iyo Macaluusha saamaysay ee Soomaaliya Sanadkii lasoo dhaafay ee 2011.</description>