Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

All articles by Prof. Mohamoud Iman Adan

Photo of Prof. Mohamoud Iman Adan

Keydmedia Executive Editor & Autor of this following books : Conspiracy of the Monkey King-Published in USA in 2007, Humor of Pastoral Society of Somalia.-Published in USA 2007, Qalabka Farsamada Gacanta A Hand tools manual book) for technical training programs published in Somalia in 1976, The Animal Contest-not yet published, The Animal Lament-not yet published, Trust a Trusting friend-not yet published.

Qaran Dumin & Qab-Weyni (QEYBTA 1AAD)

Editorial | Tuesday 27 July 2010

Prof.Maxamuud Iimaan Aadan - Virginia, USA

Siiba Gobollada Koofureed, nin walba waa isla quman ahay qaranimadiina cid walba dacalkeeday jabsaday waana lagu kala hadaafay. Hidde iyo dhaqan waa laga tagay. Qiimayn iyo qaddarin waa la aasay. Xigto iyo xidid waa kala anfariireen. Wax kale iska daaye, ugaadhii iyo dhirtii hooska iyo bilicda lahayd waa la dabargooyey oo wax la shitay iyo la dhoofiyo aya ku dhammaatay. Kadib markii abaaro soo noqnoqda ay dalka ku habsadeen, daaqsintiina yaraatay, xoolihii waa le'deen, duur-joogtiina dalka waa ka qoodeeyeen si ay naftooda u badbaadiyaan. Nabad li'ida iyo hayaanada darteed, roobkiina waa yaraaday, taasuna waxay keentay in shimbirihii dalka ka tagaan markay waayeen mirihii iyo baalalleydii ay ku noolaayeen.

« First  <  5 6 7
back to top