Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Qabiil Iyo Qabyaalad!

By Prof. Mohamoud Iman Adan (Keydmedia) - Virginia, USA - Qabiil waa magac, mana xumaan karo haddaan lagu xumaan falayn. Waa magac, sida qurac, maroodi, buur, Guuleed iwm. Qabiilnimana waa ficilid. Sida Qabiil weyn, qabiil tiro yar, qabiil xun, qabiil xoog badan, qabiil laandheere ah, qabiil laan-gaab ah, qabiil wanaagsan, qabiil takooran, iwm.

Dagaalka Maskaxeysan ee Kenya nagu heyso!

Abdirashid Sheekh Ali Elmi Yare - Asc Wrb, Aqriste waa ku Mahadsantahay Aqrinta aad Aqrinaysid Qormadaan marka xigta waxaan ku Rajo weynahay inuu ku soo jiitay Cinwaanka laakiin waa arin aad ila garwaaqsan doonto marwada Aqriso Qormada.

Midnimo Halkay Taal - By Mubarak Hadi

By Mubarak Mohamud Saleban (Mubarak Hadi) - Ummamka dunida ka jiraa xoogoodu wuxuu ku dhisanyahay midnimadoodu inta ay le’egtahay, sidaa daraadeed baa waxaa la yiraahdaa, midnimadu waa waxa ay ummaduhu ku gaaraan meesha sare ee sharafta leh.

1° Luulyo Gobonimo, Kuwaan Gunimo ayay Soomaali u doorbideen! — ? Daawo Video

Keydmedia Online Inkastoo Shacabka Soomaaliyeed ay u dabaal dagayeen fantisiyaha iyo Qiimaha ay leedahay Maalinka 1-da Luuliyo oo ku beegan markii Gobollada Koonfureed ee Dalka ay ka xoroobeen Gumeysigii Talyaaniga ayna mataanoobeen Gobaladii Koonfurta iyo Waqooyga, hadana waxaa jira Nux nux iyo hadal hoose oo Muujinaya niyad jab Shacab.

? Video: Xusuusta Xoriyada | 26. Jun

Keydmedia Online - Shucuubta Dowladaha Adduunka waxey leeyihiin maalmo la qadariyo oo uga tilmaaman maalmaha kale sida waqtiyada Xoriyada iyo waqtiyada kale ee Taariikha soo jireenka ah leh oo u leh xusuus iyo Taariikh u gooni ah oo ay ku weyneeyaan isla markaan ay u sameeyaan dabaal degyo iyo Xaflado looga sheekaynayo Qiimaha iyo Qadarinta ay u leedahay Ummadaasi.

MICNAHA IYO QIIMAHA BISHA RAMADAAN

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Ramadan, waa bisha uu Rabbi (swt) ka doortay bilaha sanadka, markuu doonay inuu adoomihiisa usoo dajiyo, Kitaab u noqda Nuur ama Nal u iftiimiya jidka ay ku gaari lahaayeen Horumar Aduun iyo Guul Aakhiro labadaba.

 1 2 3 >  Last ›
back to top