Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Xaqsoor Dowladnimo? - Haka Sugin!

Dr. Saciid Ciise Maxamud - Soomaalida waxaa soo martay Garsoor aan madaxbanaaneyn oo Dowladu ay u soo diyaariso xaakimada qaadaya xukunada lagu qaadayo eedeysanayaasha ay Madaxda Dowladu la maagan tahay ciqaabta.

Talooyin ku socda RW Cabdiweli Sh.

Cabdulahi Ibrahim - Marka hore waan soo dhaweynayaa Ra'isul wasaare magacaabistaada, waxaana Ilaah kuu weydiinayaa in uu kuu fududeeyo Masuuliyadda weyn ee laguu dhiibay, Waxaana kuu sheegayaa in taageeradeena ay ku xirnaan doonto hadba waxa aad qabato

MADAX Maran MUUNAD Ma MUDNA!

Bashiir M. Xersi - Ma doonayn inaan ciilkaambi dhaliyo ama aan calaw iyo cilllad abuuro, haddana: “Run iyo Ilkaba waa la caddeeyaa” marka waan filaa inaadan igu nicin taa, illeyn: “Run sheeg waa ceeb sheege” oo aan filayo inaan uga gabban doono in xaalka aan ka sheekayn doono uu yahay: “Waa la buuxaa waa la badan yahay” micnaha qofna, qabiilna, iyo kooxna kama maqna, oo waa loo waa dhan yahay, sidaana uu meesha uga baxayo: “Looma dhamma” iyo “Dadka ha isku wada qaban”.

Xil-dhaannadii Xalane xil iyo xaq midna ma xeerin!

Bashiir M. Xersi - Wixii 02/12/2013 ka dhacay xarunta Xil-dhaannada waxaa koobaya murtidan: “Hal booliya Nirig xalaala ma dhasho!” haddana, af nooli hadal ma daaye, bal aan barballaasho sida ay ila tahay wixii dhacay, waxa dhalshay iyo waxa dib ka dhalan doona, oo haddii aan saddaxdan la isku xirin, aan marna la halaali doonin halka sartu ka qurunsan tahay ama ay ka silloon tahay.

Mandhow Xagee Baad Noo Waddaa, Waan Xakaarnaye!

Maxamed C/raxman Ibrahim "Max'ed Afrika" - Maalintii Xasan Shiikh loo Caleemo saaray xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si aan kala har laheyn ayey dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba u soo dhaweyeen. Waxaa Xaflado lagu taageeraayo Dowladda ugubka ah ay ka dhaceyn Gees ilaa ka Gees geyiga Soomaalida iyo Qaaradaha Dunida.

 < 1 2 3 4 5 >  Last ›
back to top