Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Farmaajaa fiijiyey farina u taagan tahay

Bashir M. Hersi - Maalmahan waxaa Saxaafadda qabsaday mudane Mahige oo aan u baxshay “Ma Hinge” oo dhinac ah, madaxweyne Shariif “Haye”+ Aala Sheekh oo dhinac ah iyo Ra’isul wasaarihii hore Mudane Formaajo “Boqolle”, oo dhinac ah, waxaa hawada la isu mariyey eedaymo iyo erayo kulkulul, ay gun u tahay in biya hoosteed la iska arkay, qaabka, sida, hannaanka iyo ujeedka ma cadda, waase aan maanin karnaa, illeen Eebbaa caqli iyo garasho nagu mannaystee.

GACMO IYO SPORTS MIDEYSAN AYAA GUUL LAGU GAARI KARAA - DAAWO VIDEO

Reer Banaadiriga ayaa marka ay midnimada ka hadlayaan waxa ay tusaale u soo qaataan hal-heeska ah: FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO!!! Xaqiiqda na waxay tahay in Sporti mideysan kaliya guul lagu gaari karo, midnimadana ay ka qeyr iyo wax tar badan tahay tafaraaruqa, ayadoo Ururada Sportinga ee London intaas garwaaqsan yihiin ayaa haddana muddo aad u dheer waxaa looga maara waayay in kala tagga ay ka door bidaan Midnimada.

Yaa ka Dambeeya Dilka Qorsheysan ee Suxufiyiinta!? 187 Wariye - 6 Sano Gudahood

Keydmedia.net - Burbukii Ragiimkii Siyaad Barre kadib oo ey ka soo wareegtay 21 Sano waxaa Dalka kadhacay Colaado Sokeeye waxaana burburay adeegi guud ee Bulshada sida: Caafimaadka, Waxbarashada, iwm. Gabi'ahaan Bulshada Soomaaliyeed Waxaa saameeyay Barakac Baahsan iyo Burbur Hantiyadeed, waxaa soo foolsaartay Shaqa la’aan baahsan.

WAA MAXAY DANAHA MAREYKANKU KA LEEYAHAY SOOMAALIYA? (XOG MUHIIM AH)

Dr. Ismail Malaas - Nairobi - (keydmedia.net) - Waxaa intaanan guda gelin mowduucan jeclahay inaan u cadeeyo Aqoonyahanada qaarkood ee qurbaha wax ku bartay ee qaba in xaqa aayo ka talinta ee reer Yurub ku heesaan marka ay shucuubta caalamka 3-aad la hadlayaan in ilbaxnimadu ay gaarsiisay in dadyowga dunida ay yeeshaan xaqqa aaya ka talintooda, ma dhabaa hadalkaasi?

Garaadka Garsooraha - Qisadii 3-dii Cabdalle

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Waxaa jirijiray Qabiil la yiraahdo Bani Carafah, laguna bartay Aqoon iyo Caqli dheeraad ah. Oday Qabiilka kamid ah ayaana lagusii bartay Abwaanimo dheeraad ah, wuxuuna dhalay 3 Wiil, wuxuuna ubixiyay Sadexdoodiiba Cabdullahi, sabab aan lagaranaynin owgeed!

Qabyo Qaybsan!

Bashir M. Hersi - Noloshu mar waa kali (Qof, shaqsi, nafar, IWM), marna waa lammo (ama labo “lammaane”) “Kow lammaa ka roon”, maahmaah ayaa dhahaysa, marna waa koox (urur, midow, isutag, iskaashato, IWM), mar kalana waa wadar (Bulsho, ummad, shacab, dad, IWM), intuba ma kala maarmaan, “kali” kama gooni noqon karo inta kale (urur iyo bulsho).

NIN KU DILAY HAR KUUMO JIIDO!!

Avv. Xussein Diiriye Afrax - Dowladda Ingiriiska oo Gummeysiga taqasus ku leh waxaa tusaale u ah in gumeystaha uu masab ahaan ka sareeyo midka la gummeysto, sidaas daraadeed-na waa in marna Dadka la gummeysto loo muujinin haba yaraatee wax Jil-jileec u muuqdo ama naxariis...

 <  1 2 3 4 5 >  Last »
back to top