Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

SYL - Sanadguuradii 71-aad | Daawo Video

Keydmedia Online - Halgankii SYL xurmayn iyo qaddarin weyn buu ku leeyahay Gobonimada iyo Jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed, 15ka bisha May waa in la xuso Sannad walba si aan loo hilmaamin Dadaalkii iyo doorkii hufnaa oo Leegadu kasoo qaadatay Curinta Qaranimada Soomaaliyeed.

?  Dumarku Waa Calansidaha Ummadda!

Prof. Mohamoud Iman Adan - Keydmedia Online — Cadaw ma laha oo Dumarku waa Calansidaha Ummadda Soomaaliyeed. Waa kuwa dhaliya xiriirka ehelnimo iyo isku dhafka bulsho. Waa macallinka afbara ubadka, haddana barbaariya. Waa ilaaliyaha Hantida iyo hab-waanaag Maamulka Qoyska.

Dam-Jadiid oo Darfaha ku dhagan ‘Tarsan’

Keydmedia Online - Qoraalkaan oo Ciwaankiisu ahaa "Waqti Fara ku tiris ah oo ka haray Xil ka qaadista Max’ed Axmed Nur “Tarsan”, wuxuu Bogga Keydmedia Online kusoo baxay Bishii August ee Sanadkii 2013, wuxuuna Qorshaha Xil-ka-qaadista Tarsan bilowday 8 Bilood kahor.

QEEYBINTA WAXAA I BARTEY ISHAA DHURWAA KA LAALAADA!

C/Qaadir Maxamed Cismaan, “Cabdiboqor” - Salaanta Islaamka kabacdi, aan ku bilaabo’e, Dawacaa laga sheegey, “Qeeybinta waxaa i bartey, Ishaa Dhurwaa ka laalaada!”, kadib markii Libaax ku yiri Dhurwaa, “Bal Dhurwaa hilbaha neefkan Habar-Dugaag uwada qeeybi”.

Doowladaaneey ma waxa aan ku moodney, mise waxa aad inagu noqotey!

C/Qaadir Maxamed Cismaan, “Cabdiboqor” - Salaanta Islaamka kabacdi, akhristaha sharafta badanoow, aan ku bilaabo’e, waxaan in badan oo ummada Soomaaliyeed ka mid ah aan kala simanaa xaga niyad wanaaga, rajo ku qabida, iyo ku faraxsanaanta dowlada maanta jirta iyo madaxda xilka qabatey, oo igala duwanaa kuwii aan kasoo daalney.

Mid Ku Daran Ha Lagu Dooransiiyo

Dr. Saciid Ciise Maxamud - Soomaaliya Waxey shisheeyuhu ka leeyihiin dano ay hiigsanayaan Wakhtiga dheer, kuwaas oo u baahan dhaqanrog bulsho ama dhalanrog.

Farshaxanka ‘Cusub’ ee Aamin Caamir

Axmed Cabdi Faarax - Sawirada Kartoonka waa Nuuc ka mid ah Wadooyinka ay wax ku gudbiyaan Saxafiyiinta waxaana dhanka Soomaalida caan ku ah Aamin Caamir “Aminarts”.

 < 1 2 3 4 >  Last ›
back to top