Keydmedia wey ku Su’aashay ee Adigu hada ka Jawaab! - Imtixaanka Bulshada! - Part 2
Keydmedia wey ku Su’aashay ee Adigu hada ka Jawaab! - Keydmedia waxaa farxad weyn u ah in Bulshweynta Soomaaliyeed oo Da’ walba leh ay nala arkayaan walaaca laga qabo aayaha Dadka & Dalka oo aan weli helin hormuud qarameed oo lagu kalsoonaan karo oo ummadda Hoggaamiya.
Su’aalihii Imtixaanka Bulshada Qaybti 1-aad 8463 oo gujisay waxaa kasoo Jawaab celiyay Sadex Maalmood gudahood 4067 Qof.
Boqolqii 94% ayaad saxdeen oo taasu waa no hambalyo guud, gaar ahaanna Baashaalkan aad jeclaateen waxaan ka dhigaynaa toddobaadle ilaa aad ka xiiso dhacdaan ama aan idiin soo Bandhigno wax kale oo Bulshada wax u tari kara.
Hoos waxaa ku Qoran Aaragtida laga qabi karo Madaxda TFG-da, dawladiha aynu deriska nahay, qurbajoogta Soomaaliyeed, hawlqabadka UN-ka, qaybaha Bulshada Soomaaliyeed, iwm.
Waa kan imtixaankii 2-aad ee Toddobaadkan:
Baashaaal wanaagsan! - Keydmedia.net
More Editorial
- Xusidda 15ka Maajo oo ah Dhalashadii SYL
- Faroole maxuu qoonsaday? Bintland Ethiopia miyaa loo doonay?
- Yaa Qaswade ah?!
- Muqdisho iyo Madaxdii Dhaqanka
- Gardarrada Gaas oo laga wada gilgishay!
Share this page
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.