KEYDMEDIA - Faallo
    <dc:language>so</dc:language>
    <dc:creator>KEYDMEDIA</dc:creator>
Xusidda 15ka Maajo oo ah Dhalashadii SYL
      <description>Ayuub A. Aden | Sana’a, (Keydmedia) - Halgankii SYL xurmayn iyo qaddarin weyn buu ku leeyahay Gobonimada iyo Jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed, 15ka bisha May waa in la xuso Sannad walba si aan loo hilmaamin Dadaalkii iyo doorkii hufnaa oo Leegadu kasoo qaadatay Curinta Qaranimada Soomaaliyeed.</description>
Faroole maxuu qoonsaday? Bintland Ethiopia miyaa loo doonay?
      <description>Dr. Ali. A. Hirabe - Faroole maxuu qoonsaday? Waxaa ugu horeeysa asaga oo aanan jacleeyn Qaran Somali in uu oo dib u soo noqda sabbabaha soo socota darteed, waxaa uu ansixiyay Dastuur ku cad in Bintland aayan ka mid aheeyn Somalia, waxaa ku Qoran Dastuurka Binland xaga arimaha jinsiyada in Qofka Bintland ku dhashaa ama ku jiraa xeendaabka Bintland in uu qaadanayo jinsiyada Bintland.</description>
Yaa Qaswade ah?!
      <description>Bashir M. Hersi - Noloshu galinba waa heer, aadanuhuna goor walba himilo inuu gaaro ayuu u guclaynayaa, jid iyo jiho la’aan is biirsaday ayaase hoggaanka u haya, waa midda horee, waxaan jirin dhabbo loo maro himilooyinkaa, midda kale waa; si jiho loo helo, haddaanba maanka la adeegsan miyaa qiblaba la aadaa?</description>
Muqdisho iyo Madaxdii Dhaqanka
      <description>Cabdiraxiin Hilowe Galayr - Waxaa Caasimadda Muqdisho ka furmay shirkii hogaamiye dhaqameedka Soomaaliyeed ee ka kala socda deegaamada iyo beelaha Soomaaliyeed ee 4.5. Muddo ayaa la soo xulayey muddona waa la soo daadguraynayayey haddana waxay  billaabeen Dugsigii Barashada  Dastuurka, nidaam wadaagga, maamul wanaagga iyo awood qaybsiga.</description>
Gardarrada Gaas oo laga wada gilgishay!
      <description>Bashir M. Hersi - Murti ayaa dhahaysa: “Nimaan talin jirin hadduu taliyo, nimaan tagi jirin ayaa taga” mid kale waxay leedahay: “Nimaan qaybin jirin hadduu qaybiyo, nimaan qadi jirin ayaa qada” mid kale ayaa oranaysa, dadka saddax ayaa ugu xun: “Tiraab xume, Talo xume iyo Tab xume” tu kale waxay ahayd: “... Muuse waa kaa!”.</description>
Shib-dhe, Ama Sheelada
      <description>Dr. Ali. A. Hirabe - Waxaa leeys lahaa,waxaa laga gudbay xiligii  Siyaad Bare ee kaligiis talinimada aheeyd  ee Caaqil Faarax Golalleey ku qeexay murti lugu soo koobtay Siyaasadii  "Ama Afgooye aad ama Afweeyne raac ama Afkaaga hayso".</description>
Ma Xishooda miyaa C/weli Gaas?
      <description>Dr. Ali. A. Hirabe - C/wali Gaas, Fiiri ... fiiri "Nasiib darada jirtaa waxaa weeye Dadka mucaaradaya dastuurka qabyada ah, boqolkiiba 99 maba garanayaan waxyaabaha uu qoraayo mana haboona qofku inuu  wax iska diido isagoo aan Aqoon u laheyn waxa uu diidayo” Gaas oo la hadlayey idaacada VOA.</description>
Qeybta 2-aad - Marxaladda Kala Guurka Ah Iyo Madaxda Mustaqbalka
      <description>Bashir M. Hersi -  Aqriso Qabta 1-aad - Haddaan qaybtii hore oo qormada uga hadlay; Arar, Marxaladda kala guurka ah, Guddiga Dastuurka, iyo qayb ka mid ah Dastuurka qabyo qoraalka ah, ayaan qaybtanna ku sii qaadaa dhigayaa, wali qaybo ka mid ah Dastuurka, Dastuurro is diiddan iyo Dastuur duran. Haddaba qaybtii labaad ee qormada waa tane, ka bogasho wacan.</description>
Dawlad Dadkeeda Dilaysa Ma Dawlad Baa?
      <description>Ayuub A. Aden | Sana’a, (Keydmedia) - Waa dhacdo horleh oo aan Dunida weli ka dhicin in dad rayad ah oo nolol-maalmeedka la harjadaya la Xasuuqo iyadoo la adeegsanayo Ciidankii iyo Qalabkii Dawladda! Waxaa taas kasii daran in Qoriga lagu laynayo uu yahay mid riddo culus oo dhaawaca dhibibtira…?</description>
Dastuurka Maamulka Puntland iyo Dastuurka Qabyo Qoraalka Waa Qayaano Qaran!
      <description>Dr. Ali. A. Hirabe - Akhristow ma Aqrisay Dastuurka Maamulka Puntland lagu asnixiyay mise ogtahay in Dastuurkaa uu yahay mid qayaano Qaran ku ah Midnimada Umada Soomaali?</description>