Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Tuesday 18 June 2013 06:59

Dowlada Soomaaliya oo laga taageerayo din u dhiska dalka

Muqdisho (KON) Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya C/rixmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in dowlado badan ay haatan diyaar u yihiin in dowlada ay kala shaqeeyaan dib u dhiska.

Teaser Image Dowlada Soomaaliya oo laga taageerayo din u dhiska dalka

 

Wuxuu sheegay Afhayeenka in madaxweynaha Soomaaliya uu magaalada London kula kulmay madax kala duwan oo ka socota caalamka, dhamaantoodna uu kala hadlay sidii ay u taageeri lahaayeen qordha u yaala dowladiisa.

“dowlado ay ka mid yihiin Ingiriiska  iyo Maraykanka ayaa diyaar u ah in ay Soomaaliya ka taageeraan dib u dhiska iyo soocelinta dhidaamkii dalka.”ayuu yiri Afhayeenka Madaxweynaha.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada London kulamo kula qaatay hogaamisyaasha wadamada G8-ka iyo waliba madax kale oo uu dhamaantood kala hadlay sidii ay I garab qaban lahaayeen dowladiisa.

Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top