Somalia: 3 Kids are dying every minute #Somalia Famine
http://www.keydmedia.net - Dadka tabaalaysan Ilaah iyo ummaddooda ayay sugayaan, dhibka manta taaganna waa laga bixi doonaa. Taariikh ayaa ka hari doonta hawlgalka madaxda TFG-da. Haddaad ka seexataan kaalintii aad qaaadan lahaydeen maanta oo kale, Rabbina waa idin arkaa, bulshaduna waa markhaati isha idinku haysa.
Credits:
Roberto Schmidt - AFP/Getty Images
Keydmedia on YouTube
All Videos we upload on YouTube are listed here. So you can watch all videos on the KEYDMEDIA-Website. If you want to rate, favorite or comment the videos you can click the YouTube button on the bottom right corner of the video.