Logo of Keydmedia Keydmedia

Xaquuqda Aadamiga

osmaan

| Monday 14 June 2010

waxaan u hambaliyee naa wab ka cusub keydmedia hambaliyo hambaliyo waa fikir fiican Xaquuqda Aadamiga u dooda shacb ka somaliyeed waxaa iinu talinaa in xaqa kahada shaan walaa yaalo

Mohamed Osman

| Wednesday 23 June 2010

marka hore waad salaaman tihiin bahda KeydMedia. marka xigta waan soo dhaweynayaa barnaamijyada aad soo bandhigteen iyo kuwa aad soo wadaanba.

Runtii aniga ra’yi ahaan Xuquuqda Aadanaha waxaan dhihi lahaa waa labo Eray oo iswata, Xaquuq + Aadami, so Xaquuq waa wax waxtar ama dhib wata ee marwalba ay u baahanyihiin aadanaha sida: Nabad,Deegaan,

Nolol,Nadaafad,Caafimaad,Waxbarasho,Shaqo,Xuriyad,tana waxaan isleeyahay waa aasaaska waxyaabaha Xuquuq ah ee Aadamigu lee yahay.

Aadami waa wax walba oo Nool oo dunida jooga markaas
so i think, that is my Opinion, thz

Abdulkadir Afgooye

| Friday 25 June 2010

Xuquuqda aadamiga, kalmadaasi markay dhegahaaga ku soo dhacdo
waxay markiiba qaybta xusuusta keydisa ee Maskaxdaadu kuu soo gudbinaysaa qaladaad iyo ku tumasho xuquuq dadyow kala duwan iyo deegaanadooda,balse aqristow kalmadda xuquuqda aadanaha waa kalmad xambaarsan macna weyn oo ay saldhigeeda tahay dhowrista xuquuqda iyo sharafka aadanaha. marka laga hadlaayo xuquuqda aadanaha waxa ku galaysa rajo aad u quurux badan, saadaashuna kheyr iyo horumar baa
muuqanaysa. beryo markay dadku rajo mala´awaal ah dhex dabaashaanna waxaa kuu soo muuqanaysa in waxa la sugayaaba aysan soo socon,maaweelo iyo maalmo ha lagu samirsiiyo uun ay arrintu iska ahayd
arrintuna ay ku dhamaato “dhedo roob noqon waysay” aqristow ugu danbyntii ma dadka ayaan weli isla fahmin waxa ay tahay xuquuqda aadanaha? mise maslaxadaha gaarka ah ayaa ka muhiimsan in la dhowro xuquuq dad ama qaran?.

back to top