Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Xaquuqda Aadamiga

Human rights in Somalia.

What do you think about this?

Ahmed Taajiroow

| Wednesday 27 November 2013

Walaalheyga islaamka ah waan idiin salaamay salaan kadib xuuquuqul insaanka waxa la yidha hadi an wax ka iraahdo horta wax kasta wixii abuurtay aya ugu aqoob badan
insaankaana alaah aaya abuuray asiga ayaana xaqooda ilaalshay dhowrayna marka hadi lagu xad gudbo qofki si daacad ah ah u difaaco alaah aya ka abaal marin kii dulniyana alaah aya u ciqaabi salaamulaahi caleykum

Abdirisaak Mohmoud Mohamed " Togdheer"

| Friday 6 September 2013

Marka hore salaan sare:

Marlabaadka waxaan idiin sheegayaa in somaliya meel fog laga daydayi doono sanado aan fogayn,
waxaa jira wadama badan oo soomalia ka leh dano dhaqaale/siyaasi, waxaa ugu horeeya kuwa gobolka sida Ethiopia and Kenya , waxaana la rabaa in somalia loo qaybiyo gobolo ku waasi oo laga xukumo ethiopia and kenya,markastana ay madax uga dhigtaan cid iyaga u adeegaysa sida hadeerba ay ethiopia u maamusho somaliland and puntland waxaa la daamacsan yahay in kiiniya ay maamusho jubaland dawlada federalkuna ay ku koobnaato oo kaliya banaadir wax awood ahna aaynay ku yeelan maamul-goboleedyada dalka

Abdifatah jamaal

| Thursday 25 July 2013

Marka hore mahdsanid sida qadarinta leh.

Sidan horey idinku shegay cadaalad darada ka jirta dalkena aniga arkayo la’oyay lagaso bilabo tarikhda 13.10.2012 waxan dacwad ka bilabey mxkamada degmada wadajir o u garsoro kayahay mxmud carale dacwadu waxay u dhaxeysay ani & ader waxan isku haynay hanti fara bdan o dhaxal ah o ay kamid tahay guri kuyal dagmada wadajir inta kadib waxa laiga xukumay xaqi an u dodayay si anka fiirsi lahen sidasey tahay waxan ka dalbaday xukunki laigu riday inan racfan ka qato wa la ididay waxan qortay cabasho xafiska gud. Rafcanka Wariri si an u helo xukunki dagmada muddo kadib aya lagu amray garsoraha dgmada inu xukunki iyo galka so warejiyo wana diday wax talabo lagama qadin hadana waxa dagmada wadajir lagu kala gatay guri an u doday waxana gob jog aha lul tabid<qabul> o ah gudiga sare adega garsorka iyo kitabi o ah xer ilaliyaha goblka bnadir si ay ugu fududeyan sugnanta lahanshaha guriga iyo kala ibsiga taasina waxa caddeyne cadalad darro wali waxan heysta galki dacwada anku furay hadi la tixraco wa lagu heli kara exda iyo dulmiga scm waraxma

Abdifatah jamaal

| Tuesday 16 July 2013

Salan kadib. Haddi ra’yigega an wax idin kashego somalia kama jirto cadaalad xaqdhawr waxan ku hungoobey hay’adaha garsorka dalka maxkamadaha iyo garsorayasha waxay ku adegan lacag hadba ki ladan ayey u exddan ila laga gaaro gudiga sare adega garsorka waxan haya caddeymo xil gudasha la’an ok idinkana mahad sanid waxa daganahay muqdisho

gargaar

| Thursday 25 April 2013

Idaa jaa waa tuug bililiqayste waa qabiiliiste, KEYDMEDIA waa wabka runta iyo kaydka mustaqbalka laga raaadin doono wiixii Soomaaliya uu ugaystay Afwayne iyo xulufadiisii Idaajaa uxuu ka xunyahay maxa sirtii Afwayne loo kashifay Idaa Jaa waxaad ku caan baxday in aad gabay aanu Mareexaan tirin aad ku tirto waxaad tahay khaain waynaaday VOA waa in ay ku caydhisaa maxaa yeelay waxa aad sheegtid oo dha wa Gabayo Maah maahyo Halkudhiyo aad Mreexaan siisay waan lagaga dabatagidoonaa USC way ku saxsanaayeen in ay dalka ka sifeeyaan haraag Afwayn waxaa la dagaalayay xiligaas Soomaali oo dhan xataa anigan oo gargaaar jaamac ah waaan la dagaalay loo ma kala hadhi USC way udadaaleen Soomaali KEYDMEDIA halkaag ka sii wad shacbigu way ku ayidsanyhiin

gargaar

| Thursday 25 April 2013

War Keydmedia noo fur baltooga aanu idaajaa ujawaabnee Saadaa wuu nag diiday commentga

indhdeeq

| Thursday 18 April 2013

Walaal Libaax waan kusalaamay walaalo inda deeqi waa dhidig oo waa magac Haween loobixiyo walaalo waad mahadsantay anigu waayahan ma aanan waxkusooqorin wabka maxayeelay wuu ii bixin waayay qoraaladii imminka uunbaan iska tijaabiyaay oo waabuu shaqeeyay libaax barasha wanaagsan.
Waxaaan ku rajaynayaa cimri dheer caafimaad abadi ah farxad joogto ah.

 <  1 2 3 4 5 >  Last »
back to top