Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Xaquuqda Aadamiga

Human rights in Somalia.

What do you think about this?

nadifa ahmed

| Tuesday 9 August 2011

fikrad ahaantayda soomaaliya aduunka waa laga tiray maxaa yeelay 1990 ilaa hada dadkii dadka leynayey ayaa welli dadkii laynaa oo aduunka dhan fiirsanaa ooweliba aycalaqaad leeyihiin. marka sidaasdaraadeed xaquuqul insaan sidaas ayay ku baabaday oo aysanka jirin soomaaliya oo dhan ilaa lasooqabto gacankudhiiglayaasha ilaa maanta umadeena dhameeyay oobarakiyey guryahoodii burburiyay .markii intaas aan soo sheegay dib loofiiriyo ayaan hadlayaa oon jawaab kabixinaa about human rights in soomaalia

sahro

| Monday 18 July 2011

sorry in bada xasuuqa shacabka

cabdilaahi

| Monday 4 July 2011

ugu horeyn waa salaaman tihiin dhamaan shaqalaha website keydmadia marka xigta waxaan aniga ahaan aamin sanahay in aysan wax xuquuq aadimi jirto waayo dadkaan bilaa reason lagu laynaya ama loo dhibateynaya maxaa wax loogu qaban waayey hadey xuquuq aadimi jirto walala waxaan ku shegayaa in aysan wax jir ahayn ay tahay oo kaliya sida wax lagu helo oo kaliya in layirahdo xuquuq aadami ayaa jirta oona shaqeysa aawey shaqadeeda maanay arkeyn somalida badan ee wadamada dhowr lagu xirxirey lagu laayey maxey wax ugu qaban la dahay war anaga qof nooma maqna aan alle ahen wax walba oo nagu dhaca waa waxaan gacmaheena ku keensaney waana laga bixi donaa wax walba dhamaad ayay leeyihiin ee hay adaha aadimiga waxaan leeyahay howsha la idinsoo xilsaarey waad gabteen ee wax intaas dhaama la imaada oo wanag ah oo la idinku tilmaami karo sidaas iyo salaamu caylkum

liibaan

| Monday 30 May 2011

waxaa dhihi lahaa maanta kamajirto wax xaqooq beni aadanimo iyo wax
naxariis leh oo loo sameeyo shacabka soomaaliyeed iyo
wax xaq ay leeyihiinba waxaan dhihi lahaa ha loonaxariisto
shacabka soomaaliyeed   [wabilaahi towfiiq]

maxamuud cabdi xuseen gurey

| Saturday 21 May 2011

asc all waxaan halkan kasalamayaa inta suuro galisay in aan ku laqeeysano xanuunka sogaaray umadeena somaliyeed gar ahaan maatida sida caruurta iyo haweenka iyo waliba dadka dada ah taasna wasuuliyadeeda waxaa qaadi doono inta aan ognahay oo aan waliba ku aqliyeeysanay oo aan goob joog uaheyn dhibka umada somaliyed aay u keysteen oo ah kuwa lashaqeeyo kuwa loo ku yeero cadawga somaliya oo aay u horeyso qof waliba waa iska garan kartaa alle waxaan ka baryaa in uu umadeena u naxariisto meelwalibo oo aay jogaan gar ahaan inta ku hartay somaliya waxaana meesha kamaqneyn in mar uun lakenidoono maxkamad inta faro kutiriska ah oo aan maanta hebal iyo hebal aan dhihikaro oo inbadan oo ilamid ah na aay taqaano waxaan marlabaad u mahadnaqayaa inta suuro galisay in aan halkaan ka dhiibano ama aan ku nafisno waxaan leyahay wad mahdsantihiin sidaas u kutagantihiin umada somaliyeed halkaa kasiihaaya asc

Ustaad Mukhtar Cadaawe

| Friday 6 May 2011

Asc wr wb I think Waa in la dhowraa Xuquuqda Bini adamka, Waaayo Alle Subxanahu watacalaa Ayaa Noosheegay Iyo Rasuulkiisa scw Xadiithul Qudsi Laga waraiyay rabi Subxanahu Watacala,
Yiri يا عبا دي اني حرمت الظلم  فلا تظا لمو  Adoomadeydiyow nafteyda waxan ka xarimeyay dulmiga ee ha is dulminina.  Aniga shaqsiyan waxan aminsanahay inuu alle nafaray ineynu ilaalino, xadkaas lakin waxaa nasiib xuma ah in ey dad badan ey gaal ka maqleyn Xuquuqda adamiga In la dhowro waa muhiim, wana Bulshada waxey ku dhisantahay,  Waxaan Filayaa qof walbo caqli iyo garasho u saaxiib ah Iney maanta somaliya Dulmi lagu wado.
Ayaga dhaxdood iyo mid shisheeyaba marka alle hanoo gar gaaro.
Thanks For inaan idinla qeybsado rayiga.

Dr :ali warsame

| Saturday 9 April 2011

salaamu aleikum

waxan idinku hanbalyeynaya beejkan casriga ah , oo aan la midka aheyn beejajka somalida ee kale. waana booqda maalinkasta , waxaana rahjeynaya in ay wada shaqeyn nawada dhex mari doonto insha allah . waxaan kaloo isku dayayaa in aan video yadiina aan facebookeyga safxadiisa iyo maqalada aan qoro mararka qaarkood aan u isticmaalo , sababtoo ah waa video aad looga shaqeeyey dhanka tiknikada filmaanta aad sameysaan iyo sharaxaada aad ka bixisaan oo ah wax i cajabiyey ..
waxaan rajeynaya hadaad heshaan fariinteyda in aad ila soo xiriirtaan
salamu aleikum

 <  1 2 3 4 >  Last »
back to top