Gudoomiyaha Wadajir oo Saakay la toogtay
Muqdisho (Keydmedia) - Rag oo bistoolado ku hubeysnaa ayaa saakay toogtay Gudoomiyaha xaafada Xaawa Taako degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho Tuurre Digniin Afrax.
KEYDMEDIA
Muqdisho (Keydmedia) - Rag oo bistoolado ku hubeysnaa ayaa saakay toogtay Gudoomiyaha xaafada Xaawa Taako degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho Tuurre Digniin Afrax.
New York (Keydmedia) - Golaga Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ogolaaday maantay in la kordhiyo tirada Ciidamada lagu sheega iney Nabada Ilaaliyaan ee Midowga Africa Amisom lana siiyo awood dheeraad ah.
Kooxda Shabaab - Al Qaacida ayaa Saakay ka baxeen Magaalada Baydhabo, kadib markii xakay kaga saaray Degmadda Bardale.
Baydhoba (Keydmedia) - Maleeshiyaadka Kooxad Al-shabab ayaa saaka Nin ganacsade caan ah si bareer ah ugu toogtay gudaha magaalada Baydhoba ee xaruunta gobolka Baay.
London (Keydmedia) - R/wasaaraha Dalka Britain David Cameron ayaa sheegay in dowladda Ingiriisku waqtigaan xaadirkaa aysan Qorsheyneyney aqoonsi Maamulka raba in uu ka go'o Soomaaliya.
Sheekh Axmed-nuur Cali Jimcaale, madixii shirkadaha Al-Barakaat ayaa lagu eedeeyey inuu taageero dhaqaale siiyo Maleeshiyaadka kooxda Shababka ee Somalia, waxaana warbixin loo gudbiyay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 17-kii Bishaan ay qaraar ka soo saareen ay xanibaado ku soo rogeen ganacsatadahaan.
Muqdisho (Keydmedia) - Magaalada Bardaale ee Gobolka Bay ayaa Ciidamada DKMG iyo xoogag taabacsan ururka Ahlusuna oo garabsanaya Ciidamada Ethiopia ayaa galabta dagaal kula waregay degmada Bardaale oo 60-KM u jirta magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.
Kismaayo (Keydmedia) - Gobbolada Gedo, Bay iyo Bakool ee koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo dhawan ka ruqaansaday degmada Luuq ee gobbolka Gedo ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobbolka Bay oo ay horay ugu suggnaayeen Maleeshiyaadka Shabaab.
Gaalkacyo (Keydmedia) - Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Meleeshiyaad Hubeysan Daqiiqado kahor Qabsadeen kadib markey Weerar ku qaadeen.