Monday 14 May 2012
Ciidamada Turkiga oo 14 Burcad badeed Soomaali ah qabtay
ISTANBUL (Keydmedia) - Ciidamada Badda Wadanka Turkiga ayaa Kooxaha Burcad Badeeda Soomaaliyeed ka bad baadiyay Doon Kaluumaysi oo laga leeyahay Yemen oo ay saarnaayeen Kaluumaysato reer Yemen ah.
Q/M oo sheegtay in 2.5 Milyan Soomaali ah ay u baahanyihiin Gargaar Bini’aadanimo
Nairobi (Keydmedia) - Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in loo laaban yahay in la laba-jibaaro Gargaarka la siiyo dadka Soomaaliyeed si loo xoojiyo Dadaallada lagu baabi’inayo Raadadkii ay reebtay Macluushii dalka ku dhufatay Sanadkii hore.
Sunday 13 May 2012
Arxan Laawayaasha Shabaabka oo Haweenay heysatay Caruur Agoon ah ku Gowracay Deegaanka Hoosingow
Kismaayo (Keydmedia) - Arxan laawayaasha Maleeshiyaadka Kooxda Diinta sida khaldan u turjumay ee Shabaab Al-qaacida ayaa shalay galab deegaanka Hoosingow ee gobbolka Jubbada Hoose ku gowracay Haweenay haysatay Carruur agoon ah taasoo kamid ahayd dadka deegaanka Hoosingow.
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa oo Qarax ka badbaaday
Muqdisho (Keydmedia) - Saraakiisha Hay’adda Nabad sugidada Maamulka Gobolka Banadir ee dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa uu ka badbaaday Qarax la doonayay in lagu qaarijiyo.
Meydka Wiil Dhalinyara ah oo ay Kooxda Shabaab Qoorta ka Gooyeen oo laga helay Degmada Qansax Dheere
War deg deg ah oo goordhow naga soo gaaray degmada Qansax Dheere ee gobbolka Bay ayaa sheegaaya in Maleeshiyaadka Shabaabka ay Qoorta ka gooyeen wiil dhalinyara ah kaasoo horay uga tirsanaan jiray iyaga balse maalmo hore isku soo dhiibay Ciidamada TFG-da ee gobbolka Bay ku suggan.
Jaaliyadda Zinzibar oo lagu amray inay ka baxaan Xaruunta Waakalladda Biyaha - Video
MUQDISHO (Keydmedia) - Qoysaska Zinzibaarka ah ee ku nool Dhismaha Waakalladda Biyaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in Maanta amar lagu siiyay inay si deg deg ah uga guuraan Dhismahaasi.
Bandow xalay ka dhaqan galay Xeryaha Dhadhaab & Ciidanka Kenya oo Dhac geestay
Nairobi (Keydmedia) - Bandowgani oo ay xalay soo rogeen Ciidamada Booliska Kenya ee ku sugan xeryaha Dhadhaab ayaa waxa uu si rasmi ah uga dhaqan galay guud ahaan xeryaha Dhadhaab ee Waqooyiga Bari ee dalka Kenya.
Bangigii ugu horeeyay (Islamic Banking) oo laga furay Soomaaliya 22 Sano kadib
Muqdisho (Keydmedia) - Waxaa Maantay Magaalada Muqdisho laga furay Bangigii ugu horeeyay 22 Sano kadib, Bangiga ayaa ah Bangi Islaami oo loo bixiyay First Somali Bank.
Tarsan oo Xilkii ka qaday Afhayeenka Maamulka G/Gobolka Banadir
Muqdisho (Keydmedia) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xilkii ka qaaday Afhayeenkii Maamulkaasi Max’ed Cabdulaahi Cariig oo lagu eedeeyay Xil gudasho la’aan.
Qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Keydmedia) - Qaraxa sababay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxa uu xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Saturday 12 May 2012
Iran oo Gargaar usoo diraysa Soomaaliya
Tehran (Keydmedia) - Dowladda Iran ayaa waxa ay sheegtay in Markab gargaar ay usoo dirayso Soomaaliya kaasi oo ay ugu tala gashay dadka danta yarta ah ee Abaaruhu ay saameeyaan.
Ciidamada TFG-da oo Tababar loogu so Gabagabeeyay D. Doolow Iyo Xiisad Dagaal Oo Maanta ka jirta
Kismaayo (Keydmedia) - Inka badan 1,500 askari oo tababar loogu soo gabagabeeyay degmada Doolow ee gobbolka Gedo ayaa maanta gaaray degmada Baladxaawo ee isla gobbolkaasi.