Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Thursday 16 September 2010

Wednesday 15 September 2010

Xukuumadda oo ku sii jeeda Barlamaanka

Muqdisho(keydmedia) Warqad ka soo baxday Xafiiska R.wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa lagu sheegay in xili maalinimada barito ah ay Xukuumada hor tagi doonto Baarlamaanka.

Idaacad ku taal Baledweyne oo amar la dul dhigay

Muqidisho(Keydmedia) Maamulka ka taliya magalaada Baledweyne ee gobalka Hiiraan ayaa amar ku siiyay Idaacad ku taala Baledweyne oo la yiraahdo Codka Hiiraan in aanu baahin karin daruusta diiniga ah ee culimada Soomaaliyeed qaarkood.

Beesha Caalamka oo qirtay in ay dowlada Fashilantay

Muqdisho(keydmedia) Sarkaal sare oo ku tirsan ururka Midowga Yurub oo ka mid ah ururada daneeya arimaha Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in Dowlada Soomaaliya xiligan ifafaalaheeda uu muujinayo in ay fashilantay.

Tuesday 14 September 2010

Barakacayaal ka dibadbaxay xadgudubka loo geestay kutubka Qur’aanka

Muqdisho (keydmedia) Dibad baxa ayaa ka dhacay deegaanada loo barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho waxaana soo abaabulay arday Iskuuleey si weyn uga carootay talaabadii ay muwaadiniin maraykan ah 12-kii bishan ku jeexjeexeen kuna gubeen nuqulo ka mid kutubka qur'aanka kariimka.

Afgooye oo bakhaaro irdaha leysugu dhiftay

Muqdisho(keydmedia) Maamulka Xisbiga ee ka taliya degmada Afgooye ee gobalka Sh.hoose ayaa saakay iraha isugu dhiftay bakhaaro ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed oo ku yaalay degmadaasi.

« First  <  295 296 297 298 299 >  Last »
back to top