Al shabaab oo Maalmo Kooban U Qabtay Noolasha Dennis Alex
Muqdisho (KON)- Kooxda Shabaab oo ka hadashay noolaha laheyste Dennis Alex oo u dhashay wadanka Faransiiska ayaa maalmo kooban u qabatay waxa ay ka yeeli doonto noolasha Dennis Alex oo mudda dhowr sana ah gacanta ugu jiray Shabaab.
Shabaab oo bayaan ku saabsan tilaabada ay ka qaadan doonaan Dennis Alex soo dhigtay barta Twitter-ka ayaa sheegtay in muddo labo maalmood gudahood ay go'aan ku aadan nolashiisa ay qaadan doonaan.
Kooxda Shabaab ayaa Dennis Alex gacanta ku dhigay sanadkii 2010, waxaana hadalkaan uu imaanayaa xili shalay Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Faransiiska iyo diyaaradahooda ay weerar ay ku doonayeen inay ku soo furtaan laheyste Dennis Alex uu ka dhacay degmada Buulo Mareer ee gobbolka Shabeellaha Hoose.
Keydmedia Online -Xafiiska, Kismaayo
Share this page
More News
- Kooxda Axmed Madoobe “Kismaayo Dhiig ayaa ku daadan doona! // Warbixin
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.