AMISOM oo ka hadashay qabsashada magaalada Jowhar
Muqdisho (KON) AMISOM ahaa ka hadashay qabsashadii magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe.
Afhayeenka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Cali Adan Xumad ayaa sheegay in ciidamada AMSIOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya ay magaalada kula wareegeen si xeeladeesan.
Wuxuu sheegay Al-Shabaab in aysan awood lahayn isla markaana aysan iska difaaci Karin ciidamada dowlada Soomaaliya iyo waliba kuwa AMISOM ee Soomaaliya jooga.
Cali Adan Xumad ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in ay muhiim u ahayd AMISOM in Al-Shabaab laga saaro gobalka Shabeelaha Dhexe xaruntiisa Jowhar oo mudo badan ay ku sugnaayeen kooxdaan.
Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa shalay waxay la wareegeen magaalada Jowhar iyo waliba degmada Mahaday halkaasi oo Al-Shabaab ay ku xooganaayeen.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- R/wasaaraha oo ka hadlay mooshinkii lala laabtay
- 50-Sano guuradii aas-aaska ururka Midowga Afrika oo Muqdisho laga xusay
- Axmed Sandheere: “Axmed Madoobe Taangi Sawaaxili ayuu saaranyahay”
- Warbixin: Beeraha Deg. Afgooye // Daawo
- Ciidamada Kenya oo Howlgalo ka wada Gaarisa // Sarkaal lagu dilay Magaalada
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.