Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Friday 27 January 2012 15:19

Beesha Cawromale oo cambaaraynaysa Duqaymaha Jubbooyinka

Annagoo ah beesha Cawramale oo ku kala nool gudaha iyo dibadda wadanka, waxaan cabaraynaa duqeynta aan kala joogsi lahayn, ee lagu hayo deegannada Jubbooyinka, gaar ahaan duqeyntii uga danbaysay ee saaxada Dalaaja (Buuloxaaji) Jilib, Hoosingow iyo kudhaa, oo lagu laayay dad aan waxba galabsan.

Duqeymaha ka dhaca dhulka howdka ah oo ay dhintaan xilli kasta dad aan dagaal ku jirin.
Waxaan kaloo cabaraynaa maamul beleedka Azaania, oo ah maamul aan dani ugu jirin dadka deegaanka, rabana inuu dadka deeganka barakiciyo, madaxa muulka Azaania kama soo jeedo gobolka Jubbooyinka.

Ugu dambayn waxaan dawladda KMG ah ha’aydaha daneeya Soomaaliya ugu baaqaynnaa, in si degdeg ah loo joojiyo xasuuqa dhacaya, lana badbaadiyo maatida iyo marrasta, lalana soo gaaro gargaar caafimaad iyo mid cunto.

Baaqan waxaa dirayaa:

Ugaas Barre Salaad Axmed (Bare garweyne) Mogadishio
Nabadon Xasan Xuseen Ibrahim Swedan
Mostafa Xuseen Ibrahim Geneve
Dotteressa Sahra Ali Abdi Filand
Xasan Xaaji Jimcaale Kismaayo
C/raxiin Sheikh cabdullahi(Raxoole) u.k
Nabadon Mowliid Mohamed Dahir (Jiiqle) Kismayo
Naboon Abshir Jawaarey Nuur Kismayo
Afrax Cabdullahi Dhagorre USA
Eng Yuusuf Xasan (Foodcade) Swedan
Xasan Macalin Muqtaar Kismayo
Maxamed Xuseen Cumar (Jarboy) USA

NABAD IYO WADA NOOLAASHO.

More News

Share this page

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top