Bulshada Gedo: Ma aanan Ogolin Maamul Dusha nalooga soo tuuro
Moqadisho (KON) - Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu qabtay shir ay iskugu yimaadeen Qeybaha Bulshada waxaayna Sheegen in aan la joogin xili Dadka laga dulkeeno ama loo dhiso Maamul aan Dadweynaha ka imaam oo aan ka soo go‘in.
Col. Warfaa Sheekh Aadan oo ka tirsan taliyeyaasha Ciidamada Dowladda oo ku sugan Gedo ayaa waxa uu sheegey in uu taageersanyahay fikirka M/weynaha Soomaaliya ee ku aadan arrimaha Maamul u samaynta Jubbooyinka.
Waxa uu sheegey in Gobolada qaar iyo Magaalooyin badan ay wali Gacanta ka maqanyihiin sidaas daraadeed aysan munaasab ahayn xiligan in Maamul dhisd laga hadlo.
Keydmedia.net
Share this page
More News
- Gobolka Banaadir oo ka hadlay Werarkii UNDP iyo Meydadkii Kooxda
- Kooxo kala taageera X.Dahir, Rooboow iyo Godane oo 16 iska Dilay
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.