Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo la wareegay Degmada Mahaday
Jowhar (KON) - Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay Magaaladii labaad ee ka tirsan gobalka Shabeelaha Dhexe ka dib markii waxyar ka hor ay la wareegeen magaalada Jowhar.
Wararka ka imaanaya halkaasi ayaa sheegaya in ciidamada ay haatan gaareen xaafado ka tirsan degmada Mahaday ee gobalkaasi, waxayna mareen wadada cariga ah.
Dad goobjoogayaal ah ayaa sidoo kale waxay sheegeen in ciidamada dowlada ay ku arkeen deegaanka Buurane oo ku dhow degmada Mahaday.
Wali ma jirto saraakiisha dowlada Soomaaliya wax faafin ah oo ay ka bixiyeen howlgaladaan ay kula wareegeen deegaano ka tirsdan gobalkaasi oo ay joogeen kooxda Al-Shabaab.
Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaalda ka socda S/Dhexe kala soco Keydmedia.net
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
- HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN! // Suugaan - Daawo
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.