Coca-Cola oo Warshadii Muqdisho dib u furi doonto
Muqdisho (KON) - Shirkada Coca-Cola iyo Maamulka Warshada ee Magaalada Muqdisho ayaa Qorsheynaya in Howshii Warshadaasi dib loo bilaabo kadib muddo 6 Sano ay xirneed.
Maamulka Warshada Maxamed Xasan Cawaale oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Wax soo saarkii Warshada Coca Cola ay dib u bilaabayaan.
"Waqti badan ayaan maqneyn laakiin hada waxaan soo celin doonaa Warshadii" Ayu yiri Cawaale.
Maamulka Warshada ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in Warshada dib loo dhiso doono oo ay soo saari doonaan Cabitaan farabadan.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Maamulka G/Banaadir la kulmay Hay’adaha Mashaariicda ka wada Muqdisho
- Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya caalamka oo dalka leesugu keenayo
- Dagaal khasaaro geestay oo ka dhacay Shabeelaha Dhexe
- Madaafiic lagu weeraray Madaxtooyada
- C/rixmaan Xoosh Jabriil: Wax Jubbaland la yiraa oo aan aqoonsanay majiraan
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.