► Daawo Video: Qashinka Ceegaaga Xeebta Muqdisho & Khatarta kasoo socota Plastic-ga
Muqdisho (KON) - Hakadkii ku yimid in la helo Dowlad Dhexe oo fulisa Adeegii guud ee Bulshada iyo Fowdadii ka dhalatay 21-Sano ee Dagaaladu ka socdeen Soomaaliya ayaa waxey sababtay in Xeebaha Soomaaliya ay noqdaan kuwa Qashinka Sunta Nuklearka lagu Aaso.
Video-yahaan oo la duubay 2 Asbuuc kahor waxaad ka arkeysaan Qashinka Ceegaaga Xeebta Muqdisho iyo Khatarta kasoo socota Bacda iyo "Plastic-ga" oo kumayaal Tan kor u dhaafay.
Saameynta ay Bin'aadniga ku yeelan karto ayaa waxaa kamid ah Cuduro halis ah sida Cudurka "Cancer-ka" dhiiga gala iyo Buraha waaweyn ee kasoo baxa Dadka.
Mudadaan dambanah waxaa la arkaayay inay soo badanaayaan Dad Buro Waaweyn ay dhuunta, Caloosha iyo Madaxa kasoo baxayn.
Howshaas waa mid loo baahanyahay in si Deg Deg ah Maamulka Maantay jira uu wax uga qabto.
Keydmedia Online // SomaliArchive - http://www.keydmedia.net
Share this page
More News
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.