Dad Caawa lagu toogtay Gaarisa
Gaarisa (KON) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi-Bari Kenya ayaa sheegaya in Rah Hubeysan ay dileen 2 Qof.
Kooxo Hubeysan ayaa Caawa Xaafada Gaarisa Yarey ku dilay Labo Qof mid Sadexaadnah ku dhaawaceen kadibnah isaga baxsadeen goobta.
Ma jirto Faahfaahin kasoo baxday Dilkaan waxaana Magaalada ka socda haatan Baaritaan ay wadaan Booliska.
Wixii Faahfaahin ah kala soco Keydmedia.net
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Kooxda Axmed Madoobe “Kismaayo Dhiig ayaa ku daadan doona! // Warbixin
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.