Dagaal ka dhacay Leego
Kismaayo (KON) - Dagaal dhexmaray Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab iyo Xoolo-Dhaqato ku nool Degmada Leego ayaa Shalay galab ka dhacay Duleedka Degmadaas.
Dagaalkaan oo sababay Khasaaro ayaa dhacay kadib markii Kooxda Shabaab ey rabeen iney dhacaan Hantida Dadka Deegaanka.
Inta ilaa iyo had ala ogyahay, waxaa Dagaalkaas ku dhinteen 4 ka tirsan Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab iyo 1 Nin oo ka tirsan Dadka Degaanka.
Xiisado Dagaal ayaa weli ka taagan Duleedka Degmada Leego.
Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo
Share this page
More News
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.