Dagaal Xalay ka dhacay Xudur
Baladweyne (Keydmedia) - Ilaa 18 ruux ayaa ku geeriyootay kadib Dagaal xoogan oo xalay ku dhexmaray Magaalada Xudur Ciidamada TFG-da, Itoobiyaanka iyo Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa ka danbeeyey marki ay Al Shabaab weerar ku qaadeen Xudur xilli ay ciidamada Itoobiyaanka difaac uga jireen duleedka magaalada.
Maxamed Macalin Axmed oo ah Gudoomiyaha gobolka Bakool ayaa sheegay in dagaalka ay ku dileen lix ka mid ah dagaalyahanada Al Shabab oo uu sheegay in ay meydkooda usoo bandhigi doonaan Saxaafada.
Waxa kale oo uu shegay in dadka rayidka ahna uu kasoo gaaray qasaaro kadib marki ay xabad wiifta ah ku dhacday haweeneey oo ay ku geeriyootay.
Keydmedia.net - Xafiiska Baladweyne
Share this page
More News
- Dowlada Soomaaliya oo laga taageerayo din u dhiska dalka
- Duqa Hobyo oo ka badbaaday isku day Dil
- Madaxweynaha Galmudug Qaybdiid oo Muqdisho Shir ka qaybgalaya
- Arin naxdin leh oo ka dhacday Baydhabo
- Wasiirka Warfaafinta oo la hadal hayo in Xilka laga wareejiyo // Warbixin
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.