Dagaal ka socda Duleedka Jowhar iyo Xaalada Magaalada oo kacsan // Warbixin
Jowhar (KON) - Ciidamda Dowlada iyo kuwa Amisom ayaa goordhaw weerar xoogan ku qaadeen Magaalada Jowhar ee e Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.
Waxaa haatan ka socda Duleedka Magaalda Jowhar Dagaal xoog badan oo sida Wararka sheegayaan khasaare badan ka dhashay, labada dhinac ba.
Magaalada gudaheeda ayaa waxaa laga dareemayaa Cabsi waxaana jira Dadkii ugu horeeyay oo ka Qaxay Magaalada.
Idaacada Kooxda Shabaab ee Andalus oo fadhigeedu ahaa Jowhar kadib markii Kismaayo lagala wareegay Al-Shabaab ayaa Hawada ka baxday.
Wariyaha KEYDMEDIA ONLINE oo haatan ku sugan Jowhar ayaa ka sheegay iney maqleen in Dad badan laga Afduubtay Magaalada.
Wixii kusoo kordha Xaalada Jowhar kala soco Keydmedia.net
Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo
Share this page
More News
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
- HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN! // Suugaan - Daawo
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.