Dagaalka Drones-ka & Wadamada laga Hago
Nairobi (KON) - Waxaa Hawada Soomaaliya kusoo badanaya Diyaaradaha loo isticmaalo Basaasnimada iyo Dilka la shiisho oo aan Duulyaha laheyn loona yaqaano "Drones".
Diyaaradahaas maadaame uusan Duuliye saarneen waxaa laga hagaa Xarumo kale duwan oo ku kala yaala Tel Aviv (Isreal), Houston (Mareykanka) iyo Maraakiibta Dagaalka ee Mareykanka.
Diyaaradaha Drone-ka ayaa waxaa laga soo sheegay in lagu arkay Dagaanada kala ah: Hobyo, Marka, Kimaayo iyo Waajid. Waxaana la arkay Waqtiyo kala duwan sida Aroorti, Duhurkii iyo Waqtiyada ku aadan Qorax dhaca.
Waxaa loo maleynayaa ineysan aheyn Hal Diyaarad oo kaliya (Drones) waayo Waqtiga lagu sheegay Hobyo ayaa Magaalada Markanah laga arkay.
Diyaaradahaas oo Dowladaha sameeya ey kamid yihiin Dowlada Isreal, Mareykanka iyo Jarmalka oo saara Qalabka Masawirka soo gudbiya.
Dowladaha Bakistaan iyo Afgaanistaan ayeey Diyaaradahaas ku laayeen Dad badan, hadana waxaa la hadal hayaa in loo isticmaalo Dalka Suuria.
Lama oga teer iyo hada inta Qof ey ku dileen Soomaaliya Diyaaradahaan, waxaase la sheegay in aad loogu adeegsaday Gobollada Jubbada Hoose iyo Bay & Bakool.
Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi
Share this page
More News
- Mooshinkii looga soo horjeeday Xukumada oo la joojiyay
- R/wasaare Saacid oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika
- Midowga Yurub oo bixinaya Malaayiin Dollar oo lagu dagaalo Burcad-badeeda
- Kulan looga soo horjeeday Faroole oo ka dhacay G/Bari
- Baarlamaanka oo ka doodaya mooshinka looga soo horjeedo xukuumada
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.